HomeKOOXDA YAR EE WADANKA XUKUNTA WAXA QUDHA EE AY DHEGEYSATA WA SANQADHA...

KOOXDA YAR EE WADANKA XUKUNTA WAXA QUDHA EE AY DHEGEYSATA WA SANQADHA LACAGTA

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Shalay daalinkaan ridey

Dal baabu xukumaayee,

Qaar daaqi xoolaha

Dekeddiyo madaarki

Iyo dawladnimadii

Sariftaa ka daba yimid.(Taba taxan,abwaan gaarriye AHN)

Inti kulmiye la wareegey taladi wadanka waxa maalin walba lagu tumanaayay oo la jabinaaye shuruucdi dalka sida xeerki saxaafadda S/L, xorriyatal qawlki iyo xuquuq al insaa’nki muwaadinka,iyo tirarki S/L ku dhisneyd sida nabadda ,midnimada shacabka iyo cadaaladda .

Waxa la xalaaleystey musuq maasuqa iyo wixi S/L ka xaraantimeysna  waligeed, oo ah wada hadalka dawladda Somalia ee aan shacbkeedi dooran .Siyaasad xumadaas oo socotey shanti sannadood ee xukuumadda kulmiye ka talineysey wadanka S/L natijadeedina ay ku dhamaatey ictiraaf la’aan iyo beesha caalamka oo dhabarka
inno jeedisay marki ay inna fahmi waydey .     

Haddaba, markay waxaas oo dhan xukuumadda kulmiye  sameeyesey aya iminka oo lagu jiro muddo kordhin 22 bilood ah si badheedh ah oo gabasho iyo xishood la’ aan ah loo jeedsadey uruursi  hanti lacageed .Waxeynu hore u ogeyn in xukuumadda  kulmiye iibisey guryihi iyo dhulki danta guud , lacagtoodina ‘ aan la garanayan meeshey ku dhacdey .

Arrintaaso geyeeysisay xooggi dalka iyo madaxdi mustaqbalka oo ah dhalinyarada S/L iney tahriibaan qaar badanna naftooda ku waayaan saxaaraha  Sudan , Libiya iyo badda meditereneanka  markay waayeen shaqo iyo goobo ay ku ciyaaraan,taaso ka mid aheyd balanqaadyadi kulmiye iney dhalinyarada u abuuraan shaqo iyo goobo ay ku jimicsadaan  .

Waxeynu ogeyn oo kale in golaha wakiiladdu gaashaanka ku dhufteen sparadi loo dhigtey gaadiidka dadweynaha ka soo daga dekedda Berbera .Iyado marar badan la isku dayey in la kireeyo dekedda berbera ,maantana waxey mareysa in haamihi shidaalka iyado la marin nidaamki sharci sida hayada qandarasyaada, lagu wareejiyo dad gaar ah, taas oo xoojineysa tuhun ka la isla dhex maraayo suuqa in laga qadimtey lacag malaayiin dolaar .

Alla mahad leh,

Eng.Bashe Cabdi Gaboobe.

Email: gaboobe_3@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories