HomeKooxda Al-shabaab oo Mootooyinka Bajaajka ah Muqdisho ka Mamnuucay

Kooxda Al-shabaab oo Mootooyinka Bajaajka ah Muqdisho ka Mamnuucay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLPOST) Mootooyinkaan oo Labadii Sano ee ugu Danbeeyey ku soo batay Magaalada Caasimadaa ee Muqdisho ayaa waxaa ay Noqdeen kuwo intabadan ku faafay Xaafadaha Magaalada Muqdisho.

cali dheere

Sido kale horjoogaha Al-shabaab ugu magacaaban Gobolka Banaadir Cali Max’ed Xuseen “Cali Jabal” ayaa sheegay in Mootooyinkaasi aysan ka Shaqeyn Karin Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, oo ay ka mid yihiin Hiliwaa iyo Deyniile.

Cali Jabal ayaa sheegay in Mootooyinkaasi ay leeyihiin Dad Cadaw ah, oo Dowladda Federaalka la Shaqeeya, waxaa uu Xusay in ay dalka u Joogaan Basaasnimo sida uu sheegay.

“Waa dil Cidii Wadata Mootooyinkaas oo aan Qabano,Waa Basaasiin Cadawga u jooga Soomaaliya,Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa Raaca inta badan” Ayuu yiri Cali Jabal.

Si kastaba ha ahaatee maleeshiyada Kooxda Al-shabaab oo lagu yaqaano Burburinta Hormarka u madda Soomaaliyeed ayaa Dhawaan Warqado Digniin ah ku Daadiyey Degmada Hiliwaa oo ay Dadka oga Dalbanayaan in Goobahooda Ganacsi ay Xiraan oo Ciidamada Dowladda aan waxba laga Gadin.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories