HomeBaarlamaanka Muqdisho oo Baafinaya Cali Khaliif Galeydh oo Durbaano colaadeed ka Garaacaya...

Baarlamaanka Muqdisho oo Baafinaya Cali Khaliif Galeydh oo Durbaano colaadeed ka Garaacaya deegaanno ka mid ah gobolka Sool

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

cali khaliif galaydhMuqdisho (SLpost)- Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baafinaya tiro Xildhibaano uu ka mid yahay Cali Khaliif Galaydh oo la sheegayo inay ka baaqsadeen ka qeybgalka fadhiyada, looguna baaqay inay la soo xidhiidhaan xoghaynta Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlayey fadhi uu shalay lahaa baarlamaanku ayaa sheegay in xildhibaanada uu magacooda sheegi doono la soo xidhiidhaan xoghayta baarlamaanka, kana mid yihiin Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh, Xildhibaan Cabdi Cali Xasan, Xildhibaanad Sahra Jaamac Cali Qoorsheel.

Inkastoo aanu caddeyn sababta loo baafinayo, ayaa dhinaca kale xildhibaanadii fadhiyey madasha qaarkood ku sheegeen in magacyada uu xaadiriyey xildhibaanad ku jirta ay xanuunsanayso, taasoo ka dhigaysa inay yihiin dhamaan magacyada la xaadiriyey xildhibaan aan ka soo qeybgelin fadhiyada baarlamaanka.

Cali Khaliif Galaydh oo ugu horeeyey liiska xildhibanada uu shalay baafimayey Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wakhtigan la sheegayaa inuu ku mashquulsan yahay abaabulka shir uu ka qorshaynayo magaalada Taleex oo lagaga soo horjeedo nabadgelyada Somaliland.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories