HomeKala Fogaanshiyaha Doodda Dadka Sool Bari & Koofurta Sanaag iyo Somaliland Inteeda...

Kala Fogaanshiyaha Doodda Dadka Sool Bari & Koofurta Sanaag iyo Somaliland Inteeda Kale

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Umadda Somaliland Dawladnimo iyo Qaran ayay doodoodu ku Salaysan tahay, Dadka Sool Bari iyo Koofur-ta Sanaag Dega oo ka mid ah Somaliland-na Doodoodu Qabiil iyo hayb bay Sal-ka Ku Haysaa!

Qabiil iyo hayb hadaad Maqasho Gacan-shisheeye ayaa meesha ku jirta, dano cid gaar ahi leedahay ayaa loo Fulinayaa, Umada Caqliga u Saaxiibka ah-na Taasi kama qarsoona, Caad iyo daah-na kama saara.

Waxa Tusaale kugu Filan Waqtigii Gumaystuhu doonayey in uu qabsado Waddamadii Afrika iyo Eeshiya Waxa uu Dadkii qaradahaa ku noolaa u kala Qaybiyay Qabiilo. Taas ayaa  sabab unoqotay  in uu  si Fudud u  qabsado oo u maamulo, Uma bili-liqaysto Khayraadkii Wadamadaas.

Waqtigan Casriga ah ee aynu joogno Malaga Yaabaa Odayada Duubka Xidhan in ay Umada u hor-seedeen Waddo aanay Dani Ugu Jirin oo Shisheeye loogu adeegayo, Colaado daaqa lagu kala caago iyo Dab aan Baq-tiyin-na ay Bulshada ka dhex-shidaan?

Tabashadu nolosha ayay ka mid tahay, Degaan iyo Bulsho-na Wax way taban karaan, Nabad iyo Samir ayaana lagu gaadhaa yoolka iyo doonida damaca aad lee dahay. Dagaalka iyo Gacan ka hadalku xal ma noqdo, Colaaduna Waa tii Nabad ku soo id-laata/Dhamaata Waqti kasta oo ay qaadato.

Haddii ay tabasho timi,  Waxa ay ahayd in Calanka dalkiina Somaliland aad faraska ku sawirataan, dood iyo Wado nabadeedna aad Wax ku raadisaan, Ma se ahayn in Calankii aynu Caradeena hore uga caydhinay ee buluuga xidigta leh ahaa aad Faraskii dar-wiishka inagaga sawir-taan, oo inaga siisaan.

Daraawaashi Waa Somaliland, Taariikh-da Daraawiish-na waxa iska leh Somaliland. Waxaan qabaa shaqsiyan Aniga oo ah Dhashii  Xirsi Af-diir in aanay jirin Cid iga Sheegan Karta Daraawiish iyo Taariikh-deeda. Ma mudnayn in aynu Curado ku wayno,  tabasho Wada hadal iyo Wado nabadeed lagu xalin-karo, Waxaan qabaa in laga baaqsan karayi, Dhinac-kasta.

Maahmaah baa tidhaahda Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa, Somaliland Waa dal Nabad ah, Waa Nidaam dhisan oo laysku bedelo Doorasho Xor iyo  Xalaal ah, Lagu kala guulaysto haldheeri. M ahayn  Mana Mudnayn Calankeenii Tawxiidka lahaa wax ka baxsan in aad Caradeena Somaliland keentaan.

Ma qabo in ay sax tahay, Qof maskaxdiisu xor tahay oo si wanaagsan u Fekerayaana in uu aqbali-karo ama u han-qal taagi karo Nidaam-ka Dad-qalatada ah ee Xamar ku Mag-caaban, Kaas oo ah nidaan Dawlado Shisheeye ay hadba cidii dano-hooda fulinaysa ay iyagu Cug-taan oo U cimaamadaan.

 

Dr. Maxamuud Saleebaan Ducaale Yuusuf

Isuduwaha Hay”ada Dhawrisra Tayada Gobolka Maroodi-jeex

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories