HomeJIGJIGA:DAAWO Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo si weyn loogu soo...

JIGJIGA:DAAWO Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Xarunta Dawlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Jigjiga (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey xarunta dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga, halkaas uu kaga qayb-gali doono xuska Sanad-guurada Qoomiyahada Ethiopia, ka dib markii uu marti-qaad rasmi ah ka helay madaxweynaha dawlad-deegaanka Somalida Cabdi Maxamuud Cumar.

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa markii gaadheen Xuduudka Labada waddan, wax aka horyimi isla markaana si diiran u soo dhaweeyey oo ka hor yimid Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia, Md Cabdi Maxamuud Cumar  oo qaabilaada ka dib Madaxweynaha Somaliland iyo weftigba u hor kacay magaalada Jigjiga halkaas oo madaxweynaha lagu qaabilay heer caalami, Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa la dejiyey Guriga Martida ee Madaxtooyada DDS –da oo ay hore u sii deganaayeen Raisal wasaaraha Ethiopia iyo Madaxweynaha South Soudan iyo Madax fara badan oo ka socda Wadamada Afrika intooda kale.

Madaxweynaha Somaliland waxa socdaalkiisa Ethiopia ku wehelinaya Marwada Madaxweynaha, Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Beeraha, Wasiirka Ganacsiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Wasiirka Xanaanada Xoolaham Xoghayaha  Gaarka ah ee Madaxweynaha, Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxweynaha, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada, Agaasimaha Guud  Arrimaha Dibeda, Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada, Xildhibaan Indho indho oo ka tirsan Golaha Guurtida, iyo qaybka mid ah Saxaafada Somaliland.

DAAWO SAWIRRO

IMG_0078 IMG_0074 IMG_0071 IMG_0067 IMG_0056 IMG_0044IMG_0177 IMG_0173 IMG_0166 IMG_0157 IMG_0145 IMG_0129 IMG_0120 IMG_0104

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories