HomeJaamac Shabeel Oo Sheegay Inaanu Jirin Olole Uu Xisbiga KULMIYE Ka Dhex...

Jaamac Shabeel Oo Sheegay Inaanu Jirin Olole Uu Xisbiga KULMIYE Ka Dhex Wado Golaha akiilada Oo Uu Ku Raadsanayo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigaal (Jaamac Shabeel), ayaa ka hadlaly wararka muddooyinkii ugu dambeeyey la hadal hayey ee ku saabsanaa in Xisbiga Kulmiye uu olole ka dhex wado Golaha Wakiilada oo uu ku doonayo in Xildhibaan Xisbiga Kulmiye ka tisani uu noqdo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada marka uu xilka uu iska casilo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro), waxaanu sheegay in wararkaasi ay yihiin waxba kama jiriin, oo aanu Xisbiga Kulmiye Olole wadin.

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac ismaaciil Cigaal (Jaamac Shabeel),oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay diiwaangelinta cod bixiyaha oo la filayo in bisha soo socota la bilaabo, waxaanu Bulshada ku booriyey inay wada qaataan kaadhka diiwaangelinta doorashada, waxaanu yidhi “Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro, wali waa Guddoomiyihiin Wakiilada, wali kursigii ayuu ku fadhiyaa, wali ismuu casilin, cidda leh Kursiga Wakiilada ayuu Kulmiye olole ugu jiraa, waxa aan u arkaa inay tahay cid riyoonaysa, maxa yeelay wali wuu jooga Cabdiraxmaan Cirro, waxa alaale waxa ka jira in aanu Olole ugu jirno iyo Olole aanu ka dhex wadno Golaha Wakiilada waa been”.

Jaamac Shabeel ayaa mar uu ka hadlaayey Diiwaangelinta Cod bixiyaha ayaa yidhi “Diiwaangelinta kaadhka cod bixiyaha oo la filayo in la bilaabo, waxa aan Shacabka reer Somaliland leeyahay qaata, waliba cidda xaqa u leh ee dastuurku u ogol yahay inay qaadato, waxa aan leeyahay qaata, oo si nadiif ah u qaata, si Doorashada soo socota loogu galo kaadhkaas”. 

Xigasho Geeska Afrika

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories