HomeItoobiya: Dibad-baxyada Ay Dhigayaan Qoomiyadaha Oromada Iyo Amxaarada Oo Sii Xoogaysanaya

Itoobiya: Dibad-baxyada Ay Dhigayaan Qoomiyadaha Oromada Iyo Amxaarada Oo Sii Xoogaysanaya

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Addis-Ababa (SL.Post) Dhawr qof oo kale,  ayaa ku dhintay dalka Itoobiya mudaaharaadyo iyo rabshado la xidhiidha arimaha dhulka.

 

gonderdemo2-225x300

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Shalay ayaa 2 qof lagu dilay magaalada qadiimiga ah ee Gondor. Dhowr qof oo kale ayaa Todobaadkii tagay sidoo kale ku dhintay halkaa kadib rabshado ka dhashay mudaaharaadyo lagaga soo horjeedo dhul ay qawmiyada Amxaaro sheeganayso oo la hoos geeyay maamulka qawmiyada Tigre, heseyeeshee Booliska iyo dibadbaxeyaasha oo iska horyimid ayay labada ruux ku dhinteen.

 

 

 

Shaqaaqooyinka haatan socda ayaa laga baqayaa inay Itoobiya u horseedaan kala jab kusalaysan qabaail iyo deegaan, waxaana Bilo ka hor ay qawmiyada Oromada  dibadbaxyo ka sameeysay kadib markii Booliska iyo dibadbaxayaashu iska horimaadeena tobanaan qof ayaa sidaa ku dhintay.

 

 

 

Raysal-asaaraha Itoobiya Hailemariam Desalagn oo la hadlayay Baarlamaanka dalkiisa ayaa sharci darro ku tilmaamay dibad baxyada, isla markaana aanan dowladda lagaa haysan wax ruqsad ah.

 

 

 

 

Somaliland post. Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories