HomeIMF Oo Wadanka Ukraine Siinaysa Lacagtii Ugu Badnayd Ee ay Siiso Wadan...

IMF Oo Wadanka Ukraine Siinaysa Lacagtii Ugu Badnayd Ee ay Siiso Wadan Ka Baxsan Wadamada Reer Galbeedka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

UKRAINE (SLPOST)  Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay talaabada Hay’adda Lacagta Dunida ee IMF ay deyn gaadheysa 18 bilyan oo dollar ku siineyso Ukraine ay tahay mid muhiim ah oo gacan ka geysan karta in wax laga qabto baahida shacabka Ukraine mustaqbalka soo socda.

IMF

Mr. Obama waxaa uu hadalkan ka jeediyey magaalada Rome, kadib kulamo uu la yeeshay hoggaamiyeyaasha Talyaaniga.

Waxaa uu sheegay in madaxda Ukraine ay muujin karaan geesinimo muuqata iyo inay rajo ka muujiyaan mustaqbalka iyagoo sameynaya isbeddelo horseedi kara in uu kobco dhaqaalaha Kiev..

Waxaa uu Obama intaa ku darey in Mareykanka iyo Midowga Yurub ay rajeynayaan in Ruushka uu dooran doono wadiiqad diblomaasiyadeed oo si nabadeed loogu soo afjarayo xasaradda Crimea.

IMF ayaa sheegtay lacagta ay siinayo Ukraine ee dhan 18ka bilyan ee dollar marka lagu daro lacagta kale ee ka imaneysa beesha caalamka ay wadar ahaan gaareyso 27 bilyan, lana siin doono waddankaasi muddada labada sanno ee soo socota.

Ukraine ayaa la filayaa inay dhaqangeliso isbeddelo adag , taa beddelkeedana la siinayo lacago badan oo dhaqaalaha ay wax laga qabato.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories