HomeHugo Chavez oo Markii Saddexaad ku guulaystay Madaxtinimada dalka Venezuela

Hugo Chavez oo Markii Saddexaad ku guulaystay Madaxtinimada dalka Venezuela

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

CARACAS (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Venezuela, Hugo Chavez, ayaa guul wax ku-ool ah ka soo hooyay doorashadii maalintii shalay ka dhacday dalkaas oo ay ku tartamayeen Murashax Henrique Capriles, waxaanu muddo lix sanno ah hoggaanka u sii hayn doonaa waddanka Shidaalka Qaniga ku ah ee Laatin Ameerika ku yaala.

Guddida Doorashooyinka dalkaas ayaa shaaciyey in Chaves ku guulaystay 54% codadkii la tiriyey halka Caprile uu helay 45% codadkii la tiriyey. Guddoomiyaha Guddida doorashooyinka Dalka Venezeula Mrs Tibisay Lucena, ayaa sheegay 19 Milyan oo Codbixinta isku diiwaangeliyey ay 81% ka mid ah Goobaha codbixinta ka xaadireen.

blankMadaxweyne Chavez oo markii saddexaad ku guulaystay doorasho dalkaas ka dhacda muddo 14 sanno ah oo uu haystay, waxa ay guushiisani u saamaxaysaa inuu 20 sanno Hoggaamiyo waddanka ugu Shidaal-dhoofinta badan dalalka Qaaradda Latin Amerika.

Siyaasiga laga guulaystay ayaa madaxweyne Chavez u hanneeyey guusha doorashada, waxaanu taageerayaashii ugu baaqay inaanay dareemin guul-darro, balse ay fursadda sugayaan wakhti kale. “Midho badan ayaanu ku beernay Venezuela, midhahaasina waxa ay soo saari doonaan dhir badan oo la xadhsado,” ayuu Caprile taageerayaashiisa u sheegay.

Caprile oo 40 jir ah, guddoomiye gobolna ka soo noqday dalkaas, ayaa si weyn ula tartamaya Chavez ka dib markii ay isbahaysteen Xisbiyadii kale ee mucaaradka oo murashax u doortay.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories