HomeHub Tiro Badan Oo Markab Shisheeye Ku Qabtay Xeebaha Somaliya

Hub Tiro Badan Oo Markab Shisheeye Ku Qabtay Xeebaha Somaliya

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...
Somaliya(SLpost) Markab dagaal oo laga lee yahay dalka Australia oo lagu magacaabo HMAS Darwin ayaa qabtey ku dhawaad 2000 oo qoiri oo AK47 ah iyo hub kale oo loo wadey Soomaaliya. Ciidamada saaran Markabka HMAS Darwin ayaa doonta hubka wadey ku istaajiyey meel 300km u jirta xeebta dalka Cumaan, waxaana ay ka heleen ku dhawaad 2000 oo qori oo AK47 ah, 49 Qori oo ah Hubka culus ah iyo Gantaalada garbaha laga tuuro oo gaaraya 100.
War ka soo baxay ciidanka Australia ayaa lagu sheegay sababta hubkan loo qabtey ay tahay go’aankii Qaramada Midobey ee xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya tan iyo sanadkii 1993.
Doonta la qabtey oo nooceedu ahaa mid kaluumeysi ayaa ku jeedey xeebaha Soomaaliya. Ma cadda goobta saxda ah ee hubkan cinwaankiisu ahaa.
Dhanka kale Ciidamada Australia kama aysan hadlin xiliga ay qabteen doontan, laa minsan yahay in ay ka timid dhanka dalka Yemen ama dalalka kale ee Bariga Dhexe ee nidaam daradu ka taagan tahay.
Xeebaha Soomaaliya waxaa weli ilaalo ka haya maraakiibta shisheeye tan iyo sanadkii 2010, kadib markii ay oggolaansho ka heleen Qaramada Midoobey, kadib markii Burcad-badeed ka dilaaceen xeebaha Soomaaliya.
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories