HomeHooyo ugu geeriyootay magaalada dacarbudhuq Irbada dhiig-joojinta oo aan oolin iyo...

Hooyo ugu geeriyootay magaalada dacarbudhuq Irbada dhiig-joojinta oo aan oolin iyo war la’aanta ka haysa wasaaradda caafimaadka

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

kan sax saloDegmada Dacarbudhuq oo ah degmo baladhan oo ay ku nool yihiin bulsho aad u badan oo u baahan adeeg caafimaad ayaa waxa mudooyinkii ugu dambeeyey soo ifbaxaya dhibaatada ka haysta bulshada xaga caafimaadka degmada taas oo sababtay geerida hooyooyin tiro badan oo ay ka mid tahay marxuumad maryan cali oo ay geerideeda sababtay   dayac la’aanta baahsan ee ka jirta guud ahaanba degmada oo aanay jirin adeeg ku filan xiliga dhalmada ,arinta u naxdinta badan ee ka dhacday xarunta degmada laasgeel ayaa ahayd dhamaadkii weegii hore markii ay marxuumada maryan cali (AHUN) ugu geeriyootay la’aanta irbada dhiig joojinta taas oo laga waayey xarunta MCH dacarbuqudh oo caasimada dalka Somaliland Hargeysa oo ay u jirto masafo dhan 90KM maamul xumada iyo ka warhayn la’aanta adeegyada aasaasiga ee ay bulshadu u baahan tahay ,

dhacdan naxdinta lahayd ee ka dhacday magaalada dacarbudhuq waxay sawir sax kaa siinaysaa fadhinimada hogaanka degmada maamula kaas oo habayaraatee aan ka war hayn xaalada caafimaad ee ka jirta degmada u maamulo gudoomiyaha degmada laasgeel oo ah xudunta isku xidha gobalada bariga iyo kuwa galbeeda ahan degmo qadiima ah oo taariikh iyo xadaarada leh oo ay ka soo jeeda bulsho qiimo ku leh Somaliland oo ay qaar ka mid marwada qaranka marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo madax iyo aqoonyahan ,siyaasiyiin iyo waxgarad kale oo aan la soo koobi Karin kuwaas oo ay runtii degmadu u baahan tahay inay ka hawlgalaan horumarinta degmada iyo bulshada ku dhaqan labadba ,               waxaan ugu baaqay madaxda iyo masuuliyiinta ugu horeeyo wasiirka wasarada saleeban ciise (xaglotoosiye) iyo agaasimaha guud ee wasarada caafimaad inay si degdega ug gurmaadan bulshada jilicsan ee ay masuulka ka yihiin ee reer dacarbuqudh ee u baahana gargaarka dhinica caafimaadka ah ,sidoo kale waxaana masuuliyiinta wasarada cafimaadka ugu baaqi lahaa inay keena dhakhtaartii iyo kalkaaliyaal caafimaadn oo u adeeg bulshada ku dhaqan deegaanka degmada dacarbudhuq

 

Qalinkii : Eng saleban siciid cumar

Email: ducale330@gmail.com

Tel: 0634042146

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories