HomeHogaamiyahii Hore Ee Al-shabaab-ta Buuraha Galgala Oo Gadar Magangalyo Siisay

Hogaamiyahii Hore Ee Al-shabaab-ta Buuraha Galgala Oo Gadar Magangalyo Siisay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Gadar(Slpost)-Hoggaamiyihii hore ee garabka ururka Al-Shabab ee ka dagaalama degaannada Galgala ee Puntland Maxamed Siciid Atam ayaa la sheegay inuu magangelyo siyaasadeed ka helay dalka Qadar, sidaasi waxaa idaacadda VOA u xaqiijiyeen ilo wareeg xogogaal ah oa socday qorshaha magangelyada lagu siiyey Maxamed Siciid Atam.

Maxamed Saciid Atam ayaa la sheegay inuu 23-kii bishii Febraayo ee aynu soo dhaafnay uu u socdaalay dalka Qadar kadib markii uu soo dhammaaday qorshe soday muddo ka badan sannad oo lagu diyaarinayey magangelyadiisa waddankaasi uu ka helay.

Qorshahan magangelyada ah ayaa loogu magic-daray “Barnaamijka xubnaha sare ee kasoo goosta Al-Shabab”; oo ay dawladda Soomaaliya u dhiirrigelinayso in xubnaha sare ay kasoo goostaan ururka Al-Shabab.

Atam waxa uu bishii Juun ee sanandkii 2014-ka kasoo goostay ururka Al-Shabab, isagoo sheegay inuu ka hadhay gacan ka hadalkii. Atom waxa uu mar walba ku adkaysan jiray inuusan ka mid ahayn ururkaasi balse ay lahaayeen oo keliya wada-shaqayn.

Isla sanandkaasi dabayaaqadiisiina waxaa Qaramada Midobay ay ka qaadday cunaqabatayntii ay kusoo rogtay.

Garabka maleeshiyada Puntland ee Al-Shabab waxaa haatan hoggaamiya Yaasiin Kilwe oo Maraykanku uu ku doonayo madaxiisa $3 milyan oo dollar. Garab kasii go’day kooxdaasina waxay bishii Nofember ee sannadkii hor sheegeen inay ku biireen ururka Daacish.

Waa markii ugu horraysay ee Soomaaliya ay dibedda magangelyo ugu oggolaato qof lagu tuhmay argagisixo.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories