HomeHaweenka Hargeysa Muuska ku Iibiya – W/Q: A/Fataax

Haweenka Hargeysa Muuska ku Iibiya – W/Q: A/Fataax

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxaan ka iibsadey Laba xabo oo Muus ah suuqa dhexdiisa iyada oo Kaaryoone ku heysa Muus,Waa qof haween ah isla markaasina Hooyo ah.Waxa ay ii sheegtay in ay Muuskaasi kaaryoonaha ka masruufto Caruur ay dhashey oo Todobo ah Mar aan weydiiyey waxa ku kalifey in ay Muuskan suuqa kula wareegto.Waxa ay aheyd Hooyo aad u dhaliileysey Rag badan oo dayacey Kaalintoodii haweenkii iyo Caruurtiina kaga mashquuley Jaad iyo Qayilaad.Haween badan oo inta badan xaas ah Isla markaasina aad garan karto in ay Caruur korinayaan lagaga dhintey ama dayacey oo qaarkoodna da,ah ayaad ku arkeysaa Koonayaasha wadooyinka caasimada hargeisa gaar ahaan Suuqa hoose iyaga oo iibinayaa Muus kaaryoone u saaran ama lagu wado.Intaad suuqa socoto ishaadu waxa ay qabaneysaa haween kaaryoonayaal wada oo muuskaasi la wareegaya,Dhinaca kale Hudheelada wax laga cuno wakthiyada qadada inta badan waxa Dhinaca fadhiista Haween iibinayaa Muuskaasi oo dadka qadeynayaa ay ka qaataan.Somaliland Muuska waxa looga keena Somalia iyo Ethiopia,Waana laba muus oo la kala garto xaga Muuqaalka.Qiimaha ay ku iibineysey Hooyadaasi Muuska ayaana wuxuu ahaa Inta badan Kun shilin iyo Kun iyo shan boqol oo Somaliland ah.

Waa Maxay Faa,idooyinka haddaba ku Jira Cunida Muuska ee Dhinaca caafimaadku

Inkasta oo aanan anigu aheyn Dhakhtar ,haddana Cunida muuska Fa,idooyinka ku Jira ayaa ah kuwo caan ah isla markaasina Laga akhrisan karo Bar kulanka bogaga internetka ee arimaha nolosha ama caafimaadka quseeya,waana kuwan qaar ka mid ahi.

Horta ugu horeyn cunida Muuska waxa aad loo dhiirigeliyaa Aroorta hore ama Subaxii

  1. Waxa la sheega in Muuska laga helo vitaminada sida A,B,C iyo E
  2. Waxa Muuska laga helaa macdanaha jidhku u baahan yahay sida Potassium.Zinc iyo Iron,Waana Mid kordhiya Tamarta qofka.
  3. Muusku wuxuu hoos u dhigaa Dhiig karka oo ay ugu wacan tahay Posasiumta laga helaayo oo Hoos u dhigeysa Dhiig karka.
  4. Muusku sida la sheego wuxuu kor u qaada awooda Fikirka Maskaxda,Waayo waxa ku Jira Vitamin B oo ah mid Neerfaha iyo Awood waxqabadka qofkaba kor u qaada sida wax barashada oo kale.
  5. Muusku wuxuu hoos u dhigaa Khatarka qofka Faalig ugu dhufan karo,Isticmaalkiisa Joogtada ahina wuxuu ka hortagaa “Stroke”.Waxa kale oo cilmi baadhid kale sheegaysaa in uu xitaa hoos u dhigo khatarka Kansarka.
  6. Cunida Muuska ayaa dhinaca kale waxtar u leh Lafaha qofka.
  7. Cunida Muusku waxa ay waxtar fiican u leedahay Habdhiska dheefshiidka qofka guud ahaan Iyo calool Istaagaba.

Abdifataah Mahamed Ahmed

Ceelaabe_10@Hotmail.Com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories