HomeHARGEYSA: Khasaare Naf iyo Maal leh ooka dhashay Dab ka Kacay Xafadda...

HARGEYSA: Khasaare Naf iyo Maal leh ooka dhashay Dab ka Kacay Xafadda Isku Raranta ah ee State House-ka

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargaysa (SLpost)-Ugu yaraan Hal ruux oo haween ah ayaa ku geeriyootay sagaal kalena waxaa soo gaadhay dhaawacyo fudud ka dib markii maanta dab ka kacay xaafadda State-House-ka ee Magaalada Hargaysa.

Xafiiska bisha case ee Gobolka Maroodijeex oo warbixin hordhac ah ka soo saaray khasaaraha ka dhashay dabkaasi ka kacay xaafadda State-House-ka oo ah meel ay degan yihiin dadka baro-kacayaasha ah ayaa waxa ay sheegeen inuu gaystay khasaare naf iyo moodba leh
Gudoomiyaha Xafiiska Bisha case e Gobolkani Md Axmed Ciise Maxamuud oo u warramay Wakaaladda wararka Somaliland ayaa sheegay in Dabka qabsaday Xaafadda state House-ku uu bilaabmay 1:30 duhrnimo soconayeyna ilaa 4:00 galabnimo, kaasoo keenay dhimashada Hooyo marxuumad Maryan Aadan cabdi oo 53 jir ahayd, iyo dhaawaca sagaal qof oo kale.

news1

Md Axmed Ciise waxa uu sheegay in dabkaasi baabi’iyey 99 guri oo isugu jira buulal aqal soomaali ah iyo sandaqado ay degenaayeen barakacayaashu, intii uu socdayna ay u soo gurmadeen hawlwadeenada bisha case e Gobolka Maroodijeex, Dawladda Hoose ee Magaalada hargaysa oo gaysay gawaadhida Dabdamiska iyo dadweyne mutadawaiin ah oo ka qayb qaatay xakamaynta iyo daminta dabkaasi.

Gudoomiyaha ururka bisha case ee Gobolka Maroodijeex Md Axmed Ciise waxa uu sheegay in aan illaa hadda la caddayn Karin sababta dhalisay dabkaasi, dhowaana warbixin rasmi ah iyo qiimayn laga soo saari doono.

Somalilandpost.net

Hargaysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories