HomeHargeysa: Askari loo Xidhay Dilka Gabadh Dhalinyaro ah iyo Waalidka Marxuumadda oo...

Hargeysa: Askari loo Xidhay Dilka Gabadh Dhalinyaro ah iyo Waalidka Marxuumadda oo hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Sarkaal ka tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland, ayaa fiidnimadii xalay badhtamaha magaalada Hargeysa ku dilay gabadh dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Najma Cabdilaahi Maxamed.

blankLama oga sababta ka dambaysa dilka askarigani u geystay gabadha dhalinyarada ah, haseyeeshee Maxuumadda ayaa la sheegay in askari toogtay xilli ay maraysay agagaarka maxkamadda gobolka Maroodijeex abbaaro 8-dii fiidnimo ee xalay.

Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan askarigan oo markii uu dilka geystay baxsaday, sida uu sheegay aabaha marxuumadda oo warbaahinta la hadlay.

Cabdilaahi Maxamed waxa uu sheegay in marxuumadda la dilay iyada oo saaran gaadhi ay wada-tay.

“Waxa u yimi gaadhi alaab u siday oo waddada ku siinayay, kaddib ninka askariga ah ayaa kaga soo baxay guri  ku yaalla xaafadaha ka soo horjeeda ah. Wuxuu ku yidhi ka dhaqaaq meesha sida laysheegay dabadeedna wuu dhaatay oo waxay ku tidhi, ‘gaadhigan baan alaab ka qaadanayaa” ayuu yidhi Cabdilaahi, waxaanu intaas ku daray in iyada iyo walaalayeed ka soo laabteen guriga habaryartood oo ay ku soo ciideen.

Marxuum Najma Cabdilaahi, ayaa da’doodu ahayd 22-jir, ayaa ahayd shaqaale ka tirsan Wasaaradda Beeraha ee Somaliland, waxaanay la sheegay in dhawaan la guursaday isla markaana u diyaar-garoobaysay Aqal-galkooda.

Ciidamada Booliska ayaa gacanta ku haya baadhitaanka kiiskan iyo sababta keentay inuu askari toogasho ku dilo gabadhan.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories