HomeHARGEISA: Wasaaradda Waxbarashada oo Mar kale Ardayda Dugsiyada u Jeedisay Baaq ku...

HARGEISA: Wasaaradda Waxbarashada oo Mar kale Ardayda Dugsiyada u Jeedisay Baaq ku Aaddan Qaadhaanka Dhismaha Jidka Ceerigaabo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa (SLpost): Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka iyo Horumarinta Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheeegay in gobolada dalka iyo degmoyinkiisaba ay ka bilaabeen wajigii labaad ee sahanka tira-koobka dadka ku nool Somaliland.

Wasiirka oo shalay shirjaraa’id ku qabtay xafiiskiisa waxa uu xusay in tira koobku aanu khaysan doorashooyinka ee ay ku doonayaan inay ku ogaadaan tirade dadka Somaliland. Waxaanu bulshada Somaliland u soo jeediyay inay gacan ka siiyaan hawlwadeenada ku hawlan tiro koobka.

Wasiirka oo arrimahasi ka hadlaya waxa uu yidhi “waxaan bilownay sahan lagu malo awaalayo tirade dadka heer qaran iyo heer gobolba waa mashruuc soo socday muddo, wajigii labaad ayaan hada bilownay, waji hore ayaa jiray oo lagu qeexayay goobaha, gobol walba goobo ayaa loo sameeyay, markaa wajigii labaad ayay ahayd in la tago goobihii uu soo saaray sambalka ku jiray ama intii sahanka loo cayimay ku jirtay si looga soo ururiyo xogta”.

wasiru-dawle-300x206

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “hawshaa waanu bilownay lixda gobol ba way ka socotaa si wanaagsan ayay uga socotaa meelo ayaa jira wali aan laga bilaabin, waxaanan rajaynaynaa maanta laga bilaabo hawshii oo sidaa inoogu wada socoto, waxaan fariin u dirayaa shicibka Somaliland in hawshaa qaran ee aanu wadno ee xog ururinta inay tahay shaqo lafdhabar u noqon doonta horumarkeena, waayo haddii aynaan garanan tirade dadkeena ku sugan magaalooyinkeena degmooyinkeena, goboladeena, way inagu adkaanaysaa sidii loo qorshayn lahaa adeegyada bulshada sida caafimaadka biyaha iyo waxbarashada markaa waa arrin aad iyo aad muhiim u ah horumarkeena, markaa shicib weynaha Somaliland marti uga nahay inay gacan siiyaan dhalinyarada u iman doonta ee xogta waydiin doonta, ujeedo kale oo laga leeyahay sahankaa ma jirto xogtaa ujeedadeedu waxa weeye sidii loo malo awaali lahaa tirade dadka, tiro koobna maaha wax shaqo ku leh maaha doorashooyin waxaan doonaynaa kaliya in aan ogaano tirade dadkeena iyo xaalada ay ku sugan yihiin”.

Somalilandpost.net

Hargeysa

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories