HomeHalista dhaqaale ee cunaqabateynta qorsheysan, iibka dhulka iyo tuumbada qaadka

Halista dhaqaale ee cunaqabateynta qorsheysan, iibka dhulka iyo tuumbada qaadka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Beryahan danbe waxa dareenka bulshada soomaaliyeed ee geeska ku dhaqan taabtay, saameynta togan ee kaash yaridu ku yeelatay wareegga lacagta iyo ganacsiga.

Dadka ganacsiga ku jiraa waxay ku odhanayaan suuqu wuu fadhiyaa oo cash lama hayo?, sababta marka aad waydiiso kuuma sheegi karaan sicad, hase yeeshee marka aad u kuur gasho arimahan hoose waxa aad garan kartaa halista ku soo wajahan bulshadan haddaan qorshe cad oo badbaado tabaabushadiisa la gelin:

1- Waxa cidhiidhi la geliyey lacagtii adkayda ee wadanka debedda ka soo gelaysay, ha ahaato tii ganacsiga soomaalidu dhoofiso ka soo hoyaneysay, ama lacagihii mucaawinada iyo biilasha ahaa ee debedda ka imanaysay.

2- Qiimaha dhulka ee magaalooyinka waaweyn ayaa cirka isku shareeray, oo mararka qaarkood malaayiin doolar la kala siistaa!, lacagtaas dhulka la geliyey waxay ahayd lacag ganacsi oo suuqa wareegaysa.

3- Ciddii ay u gacan gashay inta ugu badan kama samaystaan gacan qabsi iyo ganacsi muuqda, ee waxa ay u saaraan debedda, iyagoo qayilaad, dalxiis iyo tahriib u adeegsada, (arintan u kuur gal iyo fiiro-siin dheeraad ah ayaa lagu ogaaday), Hargeisa oo keliya waxa la tibaaxayaa in lacag ku dhow sagaal milyan oo dollar ($9000,000.00) lagu qayilo bil kasta !!, lacagtaasi iyadoo cash ah ayey xuduuda Ethiopia ka talowdaa.

Arimahan iyo kuwo kale oo isu tegay waxa ay hoos u dhigeen awooddii iibsi ee suuqa (purchasing power), waxana ay abuureen shaqo la’aan baahsan, isla markaasna waxa ay saameyn halis ah ku sameyn karaan nolosha iyo mustaqbalka dhaqaale ee dalka, waa haddii mooganaanta iyo muranka siyaasadeed ee madhalayska ah aan laga korin, oon si dhab ah loogu soo jeesan dhismaha iyo badbaadinta aayaha danbe ee dalka iyo dadkiisa.

 

Qalinkii Cabdiqani Xuseen Maxamed

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories