HomeHalis balaadhan oo laga helay dadka isticmaala Internet-ka waqtiga Hurdad ka hor...

Halis balaadhan oo laga helay dadka isticmaala Internet-ka waqtiga Hurdad ka hor : Daraasad Cusub

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SLPOST)Waxaa hubaal ah in dadka xiligaan jira intooda badan ay isticmaalaan Internet, ayadoo waliba ay jiraan qaar ku qabatimay, isla markaana saacad walba lagu dhex arko isticmaalka aaladaha kala duwan ee Internet-ka.

use internet

Hadaba iyadoo taasi jirto ayaa hadana dadka intooda badan waxa ay internet-ka isticmaalaan xiliyada habeenkii ka hor hurdada, taasoo digniin iyo qeylo dhaan ay kasoo saareen qubaro daraasado kala duwan ku sameeyay maskaxda bini aadimka.

Waxeyna daraasadan cusubi cadeysay in dadka u badan dhalinyarada soo koreysa ee habeenkii ka hor hurdada hor fadhiista Internet-ka ay lasoo dersaan dhibaatooyin baaxad leh oo sababi kara cuduro halis ah. Halista laga helay arintaan ayaana waxaa ka mid ah:

internet use

Walaac joogto ah, Indho madoobaad/La’aan, qofka isagoo hurda  hadana isla hadla,

Qofka isagoo hurda ayuu warqado dirayaa ayey leeyihiin culumadani.

sidoo kale qofka maskaxdiisa ayaa cuslaata,

hadii uu ardey yahay wax barashadu wey ku adkaataa niyadna uma yeesho,

qofka isagoo hurda ayuu is rog rogayaa  si xad dhaaf ah

xasuusta ayaa ka yaraata maalinba maalinta ka danbeysa

wuxuu noqdaa qof daciif ah maskax ahaan iyo fikir ahaanba..

 

Somalilandpost.net

Diyaariye:-C/qaadir Askar

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories