HomeGuinea: Madaxweynaha Talada Haya oo Dib Loo Doortay iyo Mucaaradka Oo Diidan

Guinea: Madaxweynaha Talada Haya oo Dib Loo Doortay iyo Mucaaradka Oo Diidan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Guddiga doorashada ee dalka Guinea, waxa uu ku dhawaaqay in madaxweynaha hadda talada haya inuu markale ku guuleystay doorashadii la qabtay. Alpha Conde ayaa helay ku dhowaad boqolkiiba 58 codadkii la dhiibtay, sida uu guddidu sheegtay.

 

 

Conde oo 77 sano jir ah, waxaa suuragal ah in tani ay noqotay markiisii ugu dambeysay ee labaad ee xilka madaxweynaha ee dalkaasi uu qabto. Ninka sida wayn ula tartamaayay, Cellou Dalein Diallo, oo goobaha doorashada kala baxay wakiilladiisa ayaa la sheegay inuu helay 31 boqolkiiba.

 

 

Hogaamiyaha mucaaradka ugu ballaadhan ee Guinea,  ayaan sugin illaa uu natiijada ku dhawaaqo guddiga, wuxuuna qaadacay arrintan xilli hore. Waxa uu sheegay in laaluush iyo waxyaabo badan oo aan sharci ahayn inay doorashada hadheysay.

 

 

Waxa uu sheegay in inaanu maxkamad aadeynin natiija kastaa oo soo baxdo. Wuxuuna taageerayaashiisa u sheegay inay isdejiyaan oo ay ka qeybgalaan dibadbax nabadeed. Laakiin xisbiga talada haya ee Madaxweyne Alpha Conde waxa ay mucaaradka ugu baaqayaan inay natiijada aqbalaan oo  walaaca joojiyaan.

 

 

 

Kormeerayaasha  caalamiga ah ayaa waxa ay sheegayaan in dhibaato ay jirtay maalintii doorashada, laakiin ceebahaasi yaryar aysan saameyneynin natiijada.

Waxaa la sheegayaa inay rabshada u dhexeeya taageerayaasha labada dhinac ay ka jiraan meelaha qaar. Laakiin maalintii doorashada waxa ay ahayd mid nabadeed.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories