HomeGudoomiyaha Ururka Naafada Somaliland oo Bulshada u Diray Baaq La Xidhiidha Diwaangalinta...

Gudoomiyaha Ururka Naafada Somaliland oo Bulshada u Diray Baaq La Xidhiidha Diwaangalinta Codbixiyeyaasha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-Gudoomiyaha Ururka Naafada Somaliland Mudane Daahir Jaamac Diiriye oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ugu horeyna madaxweynaha qaranka somaliland uga mahadnaqay hirgalinta diwaangalinta doorashooyinka qaranka somaliland oo maalmaha inagu soo foolka leh Laga qabanayo Dalka.

Dhinaca kale Waxaa uu gudoomiyuhu ku amaanay saraakiisha komishanka doorashooyinka qaranka somaliland ee iyagu bishii ugu danbeysay ku mashquulsanaa qabsoomida shaqada culus ee diwaangalinta oo dalka guud ahaa gobolada iyo degmooyinka dalka 29 bishan ka qabsoomi doonta.

Sidoo kale waxaa uu fariin muhiima oo wacyigalin ah u diray bulshada naafada ah ee ku nool dalka somaliland,

Waxaanu ka waramay duruufaha bulshada naafada ah oo uu sheegay in dadkaasi yihiin dad ku nool badidoodu guryaha hoostooda oo u baahan gacan siin sidii ay u heli lahaayeen qaadashada kaadhka diwaanlinta codbixiyaha oo ay xaq u leeyihiin waxaanu madaxda qaranka guud iyo madaxda komishanka ka codsaday in laga qayb qaato sidii dadkaasi loogu saacidi lahaa qaadashada kaadhka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi oo Faahfaahsan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories