HomeGuddoomiyaha Degmada Tog-wajaale oo weerar Indho la'aan ah kula dul-dhacay Warbaahinta Madaxa...

Guddoomiyaha Degmada Tog-wajaale oo weerar Indho la’aan ah kula dul-dhacay Warbaahinta Madaxa Bannaan ee Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Tog-wajaale (SLpost)- Guddoomiyaha Degmada Tog-wajaale Xaashi Muxumed Cabdi, ayaa markii u horeysay si toos ah u Weerarey Guud ahaanba Warbaahinta Maxaliga ah ee Somaliland isagoo ku sheegay in aanay habayraatee u Wanaagsaney Guud ahaanba Qaranimada dalka, Shaksi kasta oo Masuul ah iyo Umada Reer Somaliland dhamaanteed, iyadoo aan la garaneyn sababta uu weerarkaasi u ekeysiiyay Warbaahinta Madaxa Banaan ee Somaliland.
Guddoomiyaha Degmada Tog-wajaale Xaashi Muxumed Cabdi oo maanta hadal dheer ka jeediyay Munaasibad Xilka loogu kala Wareejinayay Xoghayihii hore ee D/hoose ee Degmada Tog-wajaale Faysal Maxamed Cumar iyo Xoghayaha cusub ee xilka kala Wareegay Cabdi-Naasir Xasan iyadoo maalimihii u dambeeyay ay Qaar kamid ah Dadweynaha iyo Ganacsatada Tog-wajaale kaga cowdeen Warbaahinta in uu kula dhaqmey Guddoomiyihu Cadaalad daro iyo kala Jecleysi Bulshada dhexdeeda ah waxaana kamid ahaa hadaladiisii.
Guddoomiyaha Wajaale“Doorashada dhacdey hadey Galdaloolooyin yeelato lagama waayo wax kasta oo dhaca in uu Galdaloolo yeeshaa waa wax iska caadiya oo ilaahay uunbaan khaldamin  sidaa daraadeed waxa loo baahan yahey hadey Galdaloolo Timaado sidii Cashar looga baran lahaa ee Maalinta dambe looga faa,ideysan lahaa ayaa Qurux badan sidaa daraadeed Warbaahinta fara badani  ee had iyo jeeraale laga sii daayo dhacdooyinka iyo wararka  dan inoo ma aha Qarankeenana dan uma aha aniga Shaqsiyana dan inoo ma aha umadna dan inoo ma aha Dhulka hala dhigaan leeyahey Waxqabadkaa Wajaale hadii dhab looga hadlayo cida sababteeda lihi waa Gudida Hurumarinta, cidii aan ogeyn ayaan u sheegayaa kuwa ogina wey ogyihiin, Xoghayaha Cusubna Waxaan leeyahay Sidii Faysal kuugu soo faahfaahiyay ee Wadajirka ah ee bila khilaafka ah ee wada tashiga ah ee si wax loo wada arkayo ayaanu kusoo shaqeyneyney adigana taasaan kaa rajeynayaa, Gudida Hurimarintana Waxaan leeyahey waan idiin ognahey Waxqabadkiina iyo halkaad nagaga jirtaan idinka oo Tabaruc Wada oo Dedaalaya oo dantiinii iyo Shaqadiinii Dhulka soo dhigay in Waliba fadeexad iyo Xagxagasho idiin Dheer tahey halkuu Faysal idiin yidhi ayaan ana idin leeyahey waan idiin ognahey waanan idiin ogaan doonaa Idinkuna Gurigaagii ayaad ka shaqeynasaane hadey Dhibaato kugu soo gaadho, Reer Wajaale waxaan u sheegayaa Shey Dhibaato Weyn inagu haya waana Khashinka oo aanu Meel U Sameynay  khashinka wadada lagu soo daadinayo Ganaax ayaan kusoo Rogeynaa,”ayuu yidhi Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi Muxumed.
Waxa kale oo Gudoomiyihu ka hadley Arimihii Doorashooyinkii D/hoose ee dalka ka qabsoomay dhawaan, oo uu ku tilmaamay in Goldoloolyin badani jireen iyadoo aan la garaneyn sababta uu ugu soo halqabsadey waxaanu Gudoomiyaha Wajaale, dhaliiley raga Hogaanka u ah Xisbiyada Qaranka ee Ucid Wadani iyo Kulmiye oo uu ku tilmaamay in ay Qabyaalad ku asteeyeen Xisbiyadooda.’

Somalilandpost.net/Office

Gabiley, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories