HomeGuddoomiyihii hore Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil Dr Cabdi Cilmi guuleed oo...

Guddoomiyihii hore Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil Dr Cabdi Cilmi guuleed oo beeniyay warar laga baahiyay‏

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Berbera (SLpost)- Dr Cabadi Cilmi Guuleed oo ahaan jiray gudoomiyihii xisbiga Kulmiye ee gobolka saaxil dhawaana xilkaa is wareejiyay kadib markii uu iskugu taag heli waayay shaqooyiin ugaara iyo shaqada xisbiga Kulmiye, ayaa socdaal dano ugaara ugu baxay Magaalada Muqdisho ee Somaliya  waxaana socdaalkiisaa warar uu been abuur ku sheegay Dr Cabdi Cilmi Ka baahiyay qaar kamida warbaahinta Somaliland iyaga oo socdaalka uu kutagay magaalada Muqdisho ku tilmaamay in uu Dawlada Faderaalka Somaliya udoontay xil dawladeed iyaga oo qeybaha warbaahinta ee warkaasi qoray sheegay in uu balan qaad ka helay Madaxweynaha Dawlada Faderaalka Somaliya Xassan Sheekh maxamud Waxaanu mar uu khadka tilifoonka noogu waramaayay manta Dr Cabdi Cilmi Guuleed uu sheegay in aanay wararkaas waxba ka jirin lagana been abuuray cida warkaas qortayna aanay xog dhaba oo socdaalkiiisa la xidhiidha aanay hayn,

Dr Cabdi Cilmi GuuleedDr Cabdi Cilmi Guuleed oo kamida Aggaasima waaxeedyada Dawlada hoose ee berbera gaar ahaan waaxda caafimaadka ayaa socdaalkiisa ku sheegay mid la xidhiidha guryo aabihii Cilmi Guuleed ku lahaa magaalada Muqdisho in uu kawar doonkooda utagay magaalada Muqdisho isaga oo waraaqihi fasaxa uu ku qaatay ee maamulka dawlada hoose ee berbera ku fasaxeena warbaahinta usoo diray,

Dr Cabdi Cilmi Guuleed waxa uu wax laga xumaado kutilmaamay warar aan loo meel dayin ee laga faafiyay socdaalkiisa waxaanu yidhi”Waxa aan aad uga xumahay warar aanan garanayn meesha ay Warbaahintu ka keentay oo aniga layga faafiyay kuwaas oo la leeyahay waxa uu shaqo ama xil dawladeed udoontay Muqdisho iyo dawlada federaalka Somaliya, waxan leeyahay warkaasi waa Been abuur aanay waxba kajirin anigu waxa aan Muqdisho utagay hanta aan leeyahay oo taala ay kamid yihiin guryo uu aabahay kulahaa wax xila ama shaqo ah oo aan tagayna majirto qolyaha warkaas qorayna waxan leeyahay idinkaa sheegi meesha ka keenteen, intaa waxa ii raacda oo aan Leeyahay qolyaha warbaahinta saaxiibyaal wararku waxa ay ku fiican yihiin in ay xaqiiq noqdaan oo aanay mala awaal idinka noqon, anigu waxa aan ahay shaqaale dawladeed fasaxii aan qaatayna waakaas ee aan Muqdisho kutagay insha allah dhawaana waan soo noqonayaa,

Marka laga yimaado shaqada uu dawlada hoose ka hayo  Dr Cabdi Cilmi guuleed waxa uu kamid yahay dadka sida gaar ah ugu shaqaysta xirfada dhakhtarnimada isaga oo kamida koox shuraako ku ah xarun caafimaad oo lagu magacaabo Taakulo oo kutaala xarunta gobolka saaxil, waxaanu ku takhasusay oo ku shaqeeya baadhista (Laboratory).

Sikastaba ha ahaatee Waxa uu Dr Cabdi Cilmi Guuleed wararkaas ku tilmaamay ku aan sal iyo raadtoona lahayn oo been abuura .

Somalilandpost.net/Berbera

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories