HomeGuddoomiye Cirro oo u hanjabay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

Guddoomiye Cirro oo u hanjabay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

HARGEYSA (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay ansixinta Golaha Wakiillada ee Xubnaha Madaxweynaha, Golaha Guurtida iyo Xisbiga UCID u soo xuleen inay noqdaan Komiishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland.

Xubnaha Shalay Golaha Wakiilladu ansixiyey oo tiradoodu dhan tahay Lix xubnood oo ay ku jiraan laba xubnood oo Xisbiga WADDANI si gaar ah u diidanaa ayaa Dalka ka abuuray khilaaf siyaasadeed oo ku salaysan sharciyadda loo maray ansixintooda, maaddaama oo WADDANI diiddan yahay, Xubintiisiina ka maqan tahay.

Guddoomiyaha WADDANI oo Arrimahaa ka hadlay Maanta ayaa sheegay in Madaxweyne Biixi hab-dhaqankiisu yahay Caragsi isla-markaana uu Xisbiyada Qaranka ee Mucaaradka ah ku carigsanayo, sidaasi darteed haddii aanu wax ka beddelin Hoggaamintiisa ay Xisbi ahaan qaadi doonaan Tallaabo kasta oo ay Dalka ku bedbaadinayaan.

“Waxa aanu Muuse xassuusineyna in aanu dalkan xoog iyo xabad midna ku qabsan kuna haysan karaynin..” ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Haddii uu ku sii wado carigsiga iyo sharci jiidhka, waxa aanu ku dhaqaaqi doona tallaabo kasta Oo Qarankan lagu bad-baadinayo.”

Muuqaalka Hoose ka Daawo Hadal Guddoomiyaha

https://youtu.be/7p6JHTN_vic

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories