HomeGuddoomiyaha Reer Miyiga oo Talo ka bixinaya Warshadda Sibidhka ee Berbera

Guddoomiyaha Reer Miyiga oo Talo ka bixinaya Warshadda Sibidhka ee Berbera

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Anagu hadaanu nahay bulshada reer miyiga waxaa dhagahayaga ka batay warshada sibidhka ee ku taalay miyaga magalada berbera. ayaa baryahan danbe laysku haystaa taas waxaanu u aragaa arin ku foolxun dala,waxanu u aragnaa in hantidii reer miyagala lahayeen ay u tashadeen reer magaalku. is haysta haday yihiin ganacsato xukumada waxaanu lee nahay hadaa kala bixi waydeen anagaa idiin kala saari doona. waligeedba markay arrini murugto waxaa sixi jiray reer miyiga oo aan hada waxba la waydiin beryahan danbe, hadaba waxaanu leenahay isla yaaba hadaad tihiin ganacsatada dalka waana idinku ceeb inaa buuro isku qabsataan idinkoon lahayn buuraha sibidhka, marwalba bulshadii reer miygu way idin daawanaysaa, hadaba waa idinku ceeb inaad isku qabsataa warshadii sibidhka ee xiligii faqashta la dhisay oo waliba baabaday, hadaa waxa isku falay maydaan isku qabsateen.waxanu talo u soo jeedinaynaa bulshada reer magaalaha ee doonaysa warshada sibidhka in dalka lawada leeyahay haday yihiin reer magaal iyo reer miyiga labaduba waana nasiib darro ah in layska ilaawoy bushadii reer miyiga ah iyo inay khayraadka dalka wax ku leeyihiin, oo waliba laga qadiyo khaayradka dalka waanu leenahay buurahan laysku haysto iyo magaaloyinka waxaa lagu xoreeyay xoolahaygii noola ee aad ku dagaal gasheen markii magaalooyinka laydika qabsaday waxanu idinsinay caawimo naf iyo maalba leh xiligii xoraynta somaliland taasna waxaa ka maraga madaxweyna dalka maraba wax abaala idin kamaanu helin reer magalaha waxaana noogu abaal gudeen waliba cay iyo inaad dhacdaan xoolaha nool ee reer miyiga, runtii waad ogtihii inay reer miyigu soo saraan dhaqaalaha ugu badan ee dalku uu lee yahay sida cashuurta laga qaado xoolaha doofa cashuurtaa waxba looma soo celiyo reer miyiga waliba hadaanu soo bandhigno lacgta laga helay xoolahayaga nool maaha wax caqliga bini aadanku rumaysan karo mudo kow iyo labaatan sano ah. hadaba xukunkii dalkana waad naga qadiseen oo xataa wad noo diideen inaad wasiirka reer miyaga oo kaliya na siisaan , taasina waa idinku ceeb kolayba.sidii aan kuugu caano lisnay noogumaydaan hambay hadaa tihii reer magaalaha. imika iyo haatan waxaanu idiin soo dhex galay inaanu talada dalka dhankayaga qabsano wixii aanu xaq u leenahay indha ka qarsamayno. horta buurahan laysku haysto waxaa iska leh bulshada reer miyiga.taas ogaada. takale waanu kula talinaynaa reer magaalka haday yihiin ganacsatada labada garab ee waa inay raacaan taladan reer miyiga waxaanu leenahay warshadii hore ee sibidhka waxaa iska leh bulshada reer miyiga oo waxanu ku samaysan doona xoolahayaga nool waxanay ka koobnaan dooaan reer miyiga dega lixda gobol ee dalka waxanay ka koobnaan doonaan 50.000 qoys waxanu qoyskiiba bixin doonaa laba wan oo ku qiimaysan 180$ hadaba qiimaha aan ku dhisayno warshada 180$xqoys 50.000=9000,000$ hadanu nahay reer miyaga waxanu diyaar la nahay inaanu ku dhisno lacagtaa sagalka millyan ah waliba kontan kun oo qoys waxaa wax lasii cunudoona faa,iidada inleeg oo qoysas reer miyi ah oo kale . . hadaba uma ogolin warshada in ganacsto lasiiyo waa godob hadaanu nahay reer miyiga. warshadaasi halkaa hanoo tiilo talabaad ganacsatadan is haysata waa inay noqdaan laba shirkadood oo kaliya hana ka dhistaan goobo cusub warshadaha reer magalaha laftoodu waa inay noqdaan dad ka kooban lixda gobal ee dalka, waliba mudo haloo qabto ay ku dhamaynayan labada warshadood cidii dhamayn wayda ruqsada xukumado hala noqoto waxanu ka codsaynaa madaxweyne dalka inaad raacdo taladan reer miyiga. waayo waa dad daacada oo muwaadiniin ah reer miyigu ee madaxweyne ha ku jaahwareerin munaafaqda reer magaalaha adiga laftaada mudane madaxweyne waxaanu kaa codsaynaa inaad nasiiso lataliyaha arrimaha reer miyiga ee madaxweynaha iyo wasiirka wasarada reer miyiga iyo inaad u samayso xafiis lagu diyaariyo xeerka xoola daaqeenka si looga ansixiyo dalaka geeska africa oo ururka reer miyiga si loogu horemariyo dhaqida xoolaha nool waana laf dhabarta dhaqaalaha dalka, hadii kale jaadka ayaanu beeri doonaa,mida kale ganacsatada waxaanu leenahay ha caayina xukumadiina wanaagsan ee aad doorateen.

Guddoomiyaha reer Miyiga (Aamiir) Xaamud Sh. Yusuf Qaasin

Tel 4227444

email- geedgalola@yahoo.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories