HomeGuddoomiyaha Maxkamadda Sare kulan Afur iyo Casho ah la qaatay bahda Garsoorka...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare kulan Afur iyo Casho ah la qaatay bahda Garsoorka dalka

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah ahna guddoomiyaha Guddiga Cadaaladda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa caawa kulan Afur iyo Casho isugu jira u sameeyey Qaybaha kala duwan ee Bahda Garsoorka Dalka.

blankSida lagu sheegay war-qoraal kooban oo waaxda xidhiidhka dadweynaha ee Maxkamadda Sare ka soo saartay ujeeddada kulanka, waxa kulanka Afurka ah ee Guddoomiyaha ka qayb-galay garsooreyaasha Maxkamadda Sare, xubno ka tirsan guddida cadaaladda, guddoomiyayaasha Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex, Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, Maxkamadda degmada Hargeysa, Ku xigeenka Xeer-ilaaliyaha Guud ee Gobolka Maroodi-jeex.

Warku waxa uu intaas ku daray in sidoo kale ay kulanka goob-joog ka ahaayeen guddoomiyaha Ururka qareennada Somaliland ee SOLLA, guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo qaar kamid ah hal-doorka bulshada ayaa caawa kulan afur iyo casho ah la qaatay badi garsoorayaasha, xeer-ilaaliyayaasha iyo qareenadda ka hawl gala Gobolka Maroodi-jeex.

blankUjeedada kulanka ayaa lagu sheegay inay ahayd is xog waraysi guud oo la xidhiidha hawlaha ay bahda Garsoorku qaranka u hayaan iyo xoojinta wada shaqaynta iyo iskaashiga ka dhaxeeya dhinacyada kala duwan ee garsoorka, waxa sidoo kale qayb ka ahayd is cafinta iyo isku lab-xaadhnaanta maadaama lagu jiro bishii barakaysnayd ee Ramadaan taasi oo khayr badan iyo wanaagba uu ku duugan yahay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories