HomeGuddomiyaha Gobolka Sanaag Oo Xadhiga Ka jaray Dhismaha Magtabada Bugaagta Jaamacada Sanaag...

Guddomiyaha Gobolka Sanaag Oo Xadhiga Ka jaray Dhismaha Magtabada Bugaagta Jaamacada Sanaag Oo Ay Dhismihiisa Maal Gelisay Dahabshiil Group

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Ceerigaabo (SLpost)- Gudomiyaha Gobolka Sanaag Prof Axmed Maxamud Geele Dacar Ayaa Maanta Xadhiga Ka jaray Dhismaha Laybareeriga Jaamacada Sanaag Universaty Ee Magaalada Ceerigaabo.

sanaag (4)

Dhismaha Lab-Ka Jaamacada Sanaag University Oo Si Hanaan Quruxsan Loo Qaabeeyay Ayaa Waxa Maal Geliyay Dahabshiil Group Waxana Dhismahaasi Ku Farayaraystay Shirkada Taakulo.

sanaag (3)Munaasibadii Xadhig Ka Jarista Dhismahan Lagu Kordhiyay Jaamacada Sanaag Universaty Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Gudoonka Gobolka Sanaag Taliyaha Qaybta Policka Ee Gobolka Maayar Xigeenka Degmada Ceerigaabo Isuduwayaasha Wasaaradaha Madaxda Jamacada Maareeyaha Guud Ee Shirkada Somtel Masuuliyin Ka Socotay Shirkada Somtel Ee Her Gobol Salaadiin Cuqaal guurti Aqoon Yahano Iyo Haween.

sanaag (2)
Ugu Horaynbana Waxa Madashaasi Ka Hadlay Gudomiye Ku Xigeenka Gudida Jaamacada Sanaag University Mohamed Ducaale Mohamed Oo Si Wayn Ugu Mahad Celiyay Shirkada Dahabshiil Group Kuna Sideeyay Shirkad Baal Dahab Ah Kaga Suntan Wax Ka Qabashada Jaamacada Sanaag Universaty Isagoona Tilmaamay In Jaamacada Sanaag Ay Xajmi Dhul Aad Uyar Ku Fadhido Isla Markaana Loo Baahan Yahay In Maadamada Oo Madaxdii Iyo Odayaal Dhaqameedki Fadhiyaan Jaamacada Dhul Loogu Deeqo Lagana War Hayo..

sanaag (1)Maareyaha Guud Ee Shirkada Somtel Cawil Saalax Cabdi Oo Isaguna Halkaasi Ka Hadlay Ayaa Ka Dhawaajiyay Sida Buuxda Ee Shirkada Dhabashiil Group Uga Qayb Qaadato Horumarinta Bulshada

Waxana Hadaladiisi Ka Mid Ahaa, ”Waxanan Maanta Munaasibadani Tahay Xadhig Ka Jarida Dhismaha Cusub Ee Dahabshiiil Group Ka Hir Geliyay Jamacda Sanaag Univ Islamarkaana Waxan Leenahay Ardayda Iyo Madaxda Jamacada Waka Wax Qabadki Iyo Dhismihii Dahabshiil Group Idiin Fuliyeen Waxana Maanta Xadhiga Ka Jari Doona Dhismaahasi”

sanaag (5)Maayar Ku Xigeenka Degmada Ceerigaabo Saalax Ismaaciil Cabaase Boqor Maxamed Boqor Axmed Salaadiin Cuqaal Iyo Masuuliyiin Kale Oo Iyaguna Madashaasi Ka Hadlay Ayaa Shirkada Dahabshiil Group Ku Sifeeyay Hormuudka Shirkadaha Dalka Dhinaca Kalena Baaq Udiray Jahliyadaha Wadamada Dibada Ee Gobolka Sanaag Inay Il Gaar Ah Ku Eegan Gobolkooda Siiba Jamacada Sanaag university.

Gaba Gabadiina Waxan Munaasibadaasi Soo Afmeeray Gudomiyaha Gobolka Sanaag Mudane Prof Axmed Muxumud Geeele Dacar

Waxana Uu Qayla Dhaan udiray Qurba Joogta Gebi Ahaan Mandaqada Somaliland Isagoona Carabka Ku Dhuftay In Gebi Ahaanba Ila Dhaqaale Ee Jaamacada Sanaag Univ Ay Yihiin Siiro Islamaarkaasi jaamacadu Ubaahan Tahay Kab Dhaqaale Ka Dawlad Ahaana Ay Diyaar Uyihiin Isaga Oo Ka Wakiil Ah Xukumada Talada Haysa.

Hadaba Kadib Kolkii Laga Soo Dareeray Munaasibadaasina Waxa Gudomiyaha Xadhiga Ka Jaray Dhismahan Laybareeriga Jaamacada Sanaag Universaty Ee Ay Maal Gelisay Shirkada Dahabshiil Group Isagoona Madashaas Si Misaan Culus Ugaga Mahad Celiyay Shirkadaasi Dahabshiil Group.

Mohamed Yousof Bakayle

Mbakayle@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories