HomeGuddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay Murshaxnimada Cali...

Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay Murshaxnimada Cali Waran-cadde iyo Axmed X. Daahir

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Gudiga diiwaangelinta ururrada siyaasadda iyo ansixinta xisbiyada ayaa maanta ku dhawaaqay inay laaleen murashaxii Madaxweynaha iyo Madaxweyne xigeenka ee Xisbiga UDUB, kuwaas oo ay sheegeen inay ku doorteen Shirkoodii golaha dhexe ee 28 August 2012, ku qabsoomay Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa.

Gudigu waxay sidaa ku sheegeen war saxaafadeed ay maanta ka soo saareen Xaruntooda magaalada Hargeysa kaas oo ay ku sheegeen in doorashadaasi aanay waafaqsaneyn xeerka guud ee Xisbiga UDUB oo musharax Madaxweyne iyo Madaxweyne xigeen lagu dooran karo oo keliya shirweynaha guud ee Xisbiga UDUB.

blankGuddigu waxay fareen gudoomiyaha Xisbiga UDUB, Daahir Rayaale Kaahin inuu ilaaliyo xeerarka Somaliland iyo xeer hoosaadka xisbigiisa, sida ku qoran qoraalka gudiga.

Sidoo kale War-saxaafadeedka waxa kaloo lagu sheegay in gudiga diiwaangelinta ururada Siyaasaddu iyagu u xilsaaranyihiin inay axsaabta ku ilaaliyaan xeerarka dalka iyo xeerarka xisbiyada .

Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB ayaa shirkiis golaha Dhexe ee Hargeysa ku qabsaday 28/8/2012, kaas oo ay  sheegeen inay ugu doorteen musharaxa Madaxweyne Cali Warancadde, iyagoo sheegay inay Musharax Madaxweyne xigeena ugu doorteen Axmed Xaaji Daahir Cilmi. labadaa xubnood oo ka mid ahaa xubnihii golaha waiiradda ee xukuumaddii Daahir Rayaale.

Go’aanka  guddidani ka soo saareen murashaxnimada labadan masuul ayaa lugta sii qabanaysa rejadii xisbiga UDUB kaga gudbi lahaa tartanka doorashada goleyaasha Deegaanka, iyada oo dhismaha ururka ay hore saamayn ugu yeelatay khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhex-galay kaas oo kala irdheeyey xubnihii ugu muhiimsanaa xisbigaas oo qaarkood ku biireen Xisbiyo kale.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories