HomeGuddida Diiwaan-gelinta oo soo bandhigay Sababa ay ku hadheen Sagaalka urur-siyaasadeed ee...

Guddida Diiwaan-gelinta oo soo bandhigay Sababa ay ku hadheen Sagaalka urur-siyaasadeed ee Go’aankoodu saamaynta ku yeeshay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddida diiwaan-gelinta ururrada siyaasa adda iyo ansixinta axsaabta Somaliland ayaa markii u horeysay soo bandhigay qodobbadii ay ku fashilmeen sagaalkii urur-siyaasadeed ee ku hadhay kala shaan-dheyntii Ururadda siyaasaddda.

Guddida oo shir jaraa’id maanta ku qabtay xaruntooda magaaladda Hargeysa ayaa soo bandhigay caddaynta go’aanka ay ku hadheen ururrada fashilmay isla markaana si weyn loo naqdiyay loona nashuushadeeyay go’aankooda ay soo saareen 19-kii Bishii hore.

Afhayeenka Gudida diiwaan gelinta Md. Xasan Axmed Ducaale (Xasan Macalin) oo shirkaasi jaraa’id ka hadlay ayaa sheegay taxay qodobadii iyo galdaloolooyinkii sababay in sagaalkaasi urur ay ku hadhaan qiimayntii ururadda siyaasadda, waxaanu xusay in goboladda ay sagaalka urur badankoodu ku dhaceen ay ahaayeen Sool iyo Sanaag, isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi:

1. SSCD waa uu hadhay waxaanu ku hadhay isaga oo aan xafiisyo ka furan goboladda dalka marka lagareebo Maroodi-jeex iyo 1000-kii qofna wuu ku hadhay dhammaan gobolada.

2. Ururka DAMAL xafiisyo kamuu furan goboladda Saaxil , Togdheer iyo Sanaag 1000 kii qofna muu buuxin gobolna

3. Ururka NUUR xafiisyo ka muu furan Saaxil iyo Sanaag 1000 qofna ee muu buuxin marka laga reebo Marood-jeex.

4 Ururka JAMHUURIGA xafiisyo ka muufuran goboladda Saaxil iyo Togdheer ,1000kii qofna muu buuxin marka laga reebo Maroodi-jeex

5.Ururka NDB xafiisyo ka muu furan goboladda Saaxil Iyo Togdheer muunabuuxin 1000kii qof goboladda Saail,Sanaag iyo Sool.

6 ururka HORYAAL xafiisyo kamuu furan goboladda Saaxil iyo Sool manuu buuxin 1000-kii qof goboladda Saaxil iyo Sanaag waxa kale uu ku hadhay 1000kii qof ee liiska ahaa .

7. Ururka UDHIS xafiisyo ka muu furan Goboladda Sanaag iyo Sool ,mana uu buuxin 1000kii qof ee madaxtaabashada ahaa goboladda Sanaag iyo Togdheer .

8.  Ururka BADBAADO xafiisyo kamuu furan gobolka Sool mana uu buuxin 1000-kii qof ee madax-tabashada ahaa gobolada Sool iyo Sanaag .

9- Ururka GURMAD Xasfiis ka muu furan gobolka Sool manuu buuxin 1000-kii qof ee madaxtaabashada ahaa gobolka Awdal.

Afhayeenku waxa uu si weyn u naqdiyay ururadda hadhay ee mudaharaadka ku baaqay waxaanu u soo jeediyay inay ka xishoodaan ummadda oo ay iyagu is qiimeeyaan galdaloolooyinkoodii sababay inay seegaan ururadda u gudbay marxaladda ka qeyb galka doorashadda Goleyaasha deegaanka.

Sidoo kale, Guddoomiyaha Gudida diiwaan gelinta Md. C/Risaaq Cumar Jaamac (Ciyaale) ayaa difaacay go’aankooda oo uu ku sifeeyay mid sharci ah oo si xor ah ay u kala saareen ururaddii ay iyagu hore u diiwaan-geliyeen.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories