HomeGuddi Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Sixir bararka oo la Kulmay Sariflayaasha Hargeysa

Guddi Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Sixir bararka oo la Kulmay Sariflayaasha Hargeysa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Maanta oo ay bishu tahay December 16-keedii galabta waxaa madaxtooyadda ka dhacay shir balaadhan.

waxaa shirkaa ka qayb galay oo joogay guddigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magaacabay sixir bararka oo uu gudoomiyaha u ahaa Madaxweyne ku xigeenku oo ay ka mid ahaayeen wasiirka madaxtooyadda, wasiirka maaliyadda, wasiirka daakhilga oo maqan, gudoomiyaha Baanka dhexe, agaasimaha guud ee Baanka dhexe iyo dhaqaale yahan Maxamed Samatar.

waxa uu ahaa shirkaa dulucdiisu ama sababta loo qabtay ahaa oo uu daba socday shirar hore oo ay guddigaasi la gashay wasaaradda maaliyadda oo ay hogaaminaysay wasiirka maaliyaddu iyo kooxdii wasaaradda maaliyadda oo dhan, Bangiga dhexe oo uu hogaaminaayey gudoomiyaha Bangiga dhexe, kana waa shirkii saddexaad ee lala galay sariflayaasha ka dhisan magaaladda Hargeysa oo dhan 86 Sarifle oo diwaan-gashan”

“dulucda shirkaasi waxay ahaayeen in la helo xog taabo gal ah oo ku saabsan sicir bararka, in xogtaa la uruuriyo in dulucdeeda iyo go’aankeeduna uu noqdo sidii kor loogu qaadi lahaa Shilinka Jamhuuriyadda Somaliland oo ay lacagteenu noqoto mid qiimo leh.

Waxaa hadhsan shirar kale oo lala gali doono shirkadaha waaweyn oo ay ka mid yihiin Telesom, Dahabshiil iyo niman dhaqaale yahano ah oo talooyin la weydiinayo iyo cidii kale ee baayacmushtar ah ee ay arrintani khusayso.

Waxaa ka go’an guddigan iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo inuu noqdo Shilling-ka Jamhuuriyadda Somaliland mid qiimo leh oo qof kasta oo Somaliland ahi uu noqdo Shilling-kaasi mid uu ku kalsoon yahay oo wax u tara oo la tayeeyo, waxaana ka soo bixi doona go’aan rasmi ah oo ay umadda Jamhuuriyadda Somaliland oo dhani ku naaloon doonto oo run ahaantii ka turjumi doona waxa uu yahay qiima dhaca lacagta Somaliland”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories