HomeGoogle oo Cabasho ka Muujisay basaasid FBI-du ku hayso Dadka Isticmaala...

Google oo Cabasho ka Muujisay basaasid FBI-du ku hayso Dadka Isticmaala Adeegyadooda

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Washington (SLpost)- Shirkadda Google ayaa caddeysay inay talaabo ka qaadi doonto ogolaanshiyo hay’adda Ammaanka Gudaha Maraykanka ee FBI loogu siiyey inay maxkamad la’aan weydiisan karto macluumaadka dadka isticmaala adeegyadeeda Email-da iyo ku-hadalka, kaas oo sharciga ammaanka Maraykanka fasaxayo.

Shirkadda Google ayaa Racfaan uga qaatay Maxkamad Maraykan ku taal liisanka FBI-da ee helitaanka macluumaadka isticmaalayaasha, taasoo ka dhigaysa shirkadii u horeysay ee ku dhiirata ka horimaadka sharcigaa.

GoogleIlaa wakhtigii sharcigan soo baxay oo ahayd sannadkii 2000, ilaa shan jeer oo ay diideen mooyee, ugu yaraan 300 kun oo codsiyo ayey u direen hay’adda FBI-da, sida ay baahisay Bloomberg.

Inkastoo aanay ahayn markii ugu horeysay ee Google ka hortimaado waajibaadka sharcigaa, baahinta macluumaadkaasi uu sharci-daro yahay, waxa dhawaan go’aan ka soo saaray Maxkamad ku taala magaalada  San Francisco ee dalkaas, taas oo go’aamisey in liisanka FBI-du ka horimanayo sharciga.

Ururada xuquuqal-insaanka ayaa u arka in liisanka FBI-du u haystaan basaasida macluumaadka isticmaalayaasha liddi ku yahay xuquuqaha qofka, balse xukuumadda dalkaas oo iska indho-tiraysa xuquuqda Shacabkeeda ee ay ku geftay, ayaa u aragta in Sharciga Ammaanku sahlayo sidii loola dagaalami lahaa argagaxisada.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories