Home"Golaha Deegaanka Hargeysa Ehlu Janno iyo Ehlu Naar Ma Kala Laha" ~...

“Golaha Deegaanka Hargeysa Ehlu Janno iyo Ehlu Naar Ma Kala Laha” ~ Xildhibaan Jamaal Cismaan Cabdilahi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Jamaal Cismaan Cabdilaahi oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa shacabka Caasimadda ku ammaanay wada-shaqaynta iyo iskaashiga ay la leeyihiin Dowladda Hoose ee Caasimadda.

Xildhibaan Jamaal Cismaan oo hadal ka jeediyey munaasibad Xalay xadhigga lagaga jaray Dhismaha Xarunta Cusub ee maamulka Degmada Maxamed Mooge, waxa uu sheegay inay xildhibaannada Goluhu u midaysan yihiin horumarinta Caasimadda iyo kor-u-qaadista kaabayaasha Dhaqaalaha si caasimadda Somaliland ula tartanto Caasimadaha dhiggeeda ah ee Dunida.

Xildhibaanku wuxuu sheegay inay gole ahaan meel iska dhigeen kala duwanaanshaha Afkaarta siyaasadeed ee Xisbiyadii ay ka soo baxeen, go’aansadeenna inay daacadnimo iyo karti u gutaan waajibaadka Shaqo ee Shacabka Caasimaddu u doorteen.

Muuqaalka Hoose Kaga Bogo Weedhihii xildhibaanku ka jeediyey munaasibaddii xalay xadhigga lagaga jaray dhismaha cusub ee Xarunta Maamullka degmada Maxamed Mooge ee caasimadda Hargeysa.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories