HomeGolaha Ammaanka oo Kulan Deg-deg ah ka Yeeshay Xaaladda Cakiran ee Gaza...

Golaha Ammaanka oo Kulan Deg-deg ah ka Yeeshay Xaaladda Cakiran ee Gaza iyo Tirada Dhimashada oo sii korodhay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Gaza (SLpost)- Kulan Al-baabadu u xidhan yihiin oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay si deg-deg ah isugu yimaaddeen magaalada New York, ayaa lagaga hadlay xaaladda cakiran ee duqeynta Yuhuuddu ku hayso magaalada Gaza, waxaanay labada dhinac ugu baaqeen xabbad-joojin deg-deg ah.

Kulanka Wada-xaajoodka ee Golaha Ammaanka, ayaa ku soo beegmay ka dib hadalk uu Xogyahaha Guud ee Qaramada Midoobay ku tilmaamay Duqeynta Israel ee magaalada Gaza mid Arxan-darro ah.

Gaza_Israel (3)Tirada dhimashada Falastiiniyiinta ku geeriyooday Duqeynta Israel ayaa wakhtigan maraysa 501 qof, halka tirada dhaawacuna gaadhayso 3,135, sida ay shaacisay wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin.

Axaddii shalay ayaa ahayd maalintii ugu dhimasho badneyd ilaa bilowgii duqeynta oo ahayd 8-dii July, waxaana dhintay 13 askarta Israel ka tirsan iyo 100 qof oo Falastiiniyiin ah.

Ilaa intii uu dagaalku bilaabmay waxa ku geeriyooday dalka Ingiriiska 22 Israeliyiin ah.

Gaza_Israel (2)Maanta oo Isniin ah, waxa duqeynta diyaaradaha Israel ku geeriyooday Labaatan Falastiiniyiin ah, kuwaas oo 16 ka mid ahi lagu dilay Koonfurta Gaza, sida ay shaacisay wasaaradda Caafimaadka ee Gaza.

Kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay xilli dambe qabsoomay, ayaa ku yimi codsi ay gudbisay dawladda Urdan oo la rumaysan yahay inay gudbisay qaraar qabyo oo ay dalbatay in dib u eegis lagu eego.

 

‘Xasuuq’

In ka badan 60 Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay duqeyn xooggan oo Israel ka fulisay degmada Shejaiya ee Gaza, taas oo Madaxweynaha Falastiniiyintu Maxamuud Cabbaas ku tilmaamay Xasuuq aan loo miidaan deyin.

ISRAELWaxa uu ku baaqay wada-hadallo deg-deg ah oo laysugu yimaaddo, isaga oo sheegay in aan loo dul-qaadan karin xaaladda wakhtigan ee Gaza, waxaanu weerar Israel ku tilmaamay dunuub ka dhan ah bani’aadamnimada.

ASAD18 Askari oo ka tirsan milatariga Israel, ayaa ku geeriyooday dagaalkan, kuwaas oo ay ku jiraan 2 Askari oo haysta dhalasha Maraykanka balse asal ahaan u dhashay Yuhuudda.

 

 

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories