HomeGeaoge W Bush oo u ol'olaynaya walaalkii

Geaoge W Bush oo u ol’olaynaya walaalkii

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Hargeysa(SLpost)-Madaxwaynihii hore ee dalka Maraykanka George W Bush ayaa bilaabay ol’ole oo ku xoojinayo walaalkii kayar Jeb oo u loolamaya sidii uu ku hanan lahaa magacaabida cidda xisbiga Republican-ka uga qaybgali doonta doorashada madaxwaynenimada.

Waxa uu la kulmay dad caan ah waxa uuna ka soo muuqday isu soo bax ka dhacay koonfurta Carolina isniintii, kahor doorashada isreebreebka ah ee dhacaysa sabtida.Donald Trump oo ka mid ah murashaxiinta ugu cadcad ee xisbiga Republican-ka ayaa aad u weeraray siyaasadihii George W Bush’s.

Jeb Bush oo horay gafarnatoore uga soo noqday Florida ayaa lacag badan u adeegsaday ol’olaha doorashada laakiin waxa uu ku guul daraystay in ay saamayn yeelato.Waxa uu ku rafaadsanyahay in uu soo qabto Trump iyo seneterka Texas Ted Cruz oo ku kala guulaystay tartamadii New Hampshire iyo Iowa

Qoyska caanka ah ee reer Buush ayaa ka gaabsaday dadaalkii magacaabistiisa wuxuuna ku adkaystay sanadkii hore in uu shaqsi ahaan u tartamayo.Laakiin Todobaadkii hore hooyadii oo ah xaaska madaxwaynihii hore ee George HW Bush ayaa muujisay taageerada ay u hayso.

Sabtidii Jeb Bush ayaa difaacay madaxwaynenimadii walaalkii, wuxuuna sheegay in uu dhisay hanaan ammaan oo nabad galyada Maraykanka u wanaagsan.Ninka ganacsadaha bilyaneerka ah Trump oo ka hadlaya dood telefashin ayaa weeraray taariikhda George W Bush wuxuuna sheegay in uu ka been sheegay sababtii loo weeraray Ciraaq, weerarkaasina wuxuu ku tilmaamay in uu horseeday daganaansho la’aanta bariga dhexe.

BBC

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories