HomeGabiley: Wacdaraha Dhoolatus taageerayasha Kulmiye isugu soo baxeen

Gabiley: Wacdaraha Dhoolatus taageerayasha Kulmiye isugu soo baxeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeisa-(SomalilandPost)-waxa xarunta gobolka cagaaran ee gabiley (gabiley) lagu qabtay isu soo bax balaadhan oo ay dadweynaha reer gabiley ku muujinayeen taageerada miisanka leh ee ay u hayaan kulmiye iyo murashaxiisa muuse biixi cabdi iyaga oo maanta ku soo bandhigay fagaaraha iyo jidadka waawayn ee gabiley weedho iyo wadar ahaantooda xisbiga kulmiye isla markana muujiyay inay garab iyo gaashaanba u yihiin xisbiga kulmiye dadweynahan oo shucuurtoda gaarka ah ee ay ku taagerayaan kulmiye aad wejiyadooda uga muuqatay ayaa looga tilmaan qadan karaa cudud iyo cod ay siiyaan xisbiga iyo murashaxiisa waxana dadweynahasi ku dhawaaqayeen hadalo iyo weedho dhiiran oo ay ku garab taagana yihiin xisbiga kulmiye isla markana masuulyinta kala qaynta ahayd isu soo baxan ayaa sheegay in xisbiga kulmiye yahay xisbi gaamuray oo siyaasada dhaqaalaha .arimaga dibada .waxbarashada iyo arimaha aasa-aasiga ah cilmi iyo aqoon xeeldheer ku haga kuna dhawra qarankan ceeb la.aan sharafta iyo karamka uu ka mudanyahay dhogiisa caalamka halka siyaasiyiinta xisboyada mucaaridku aflagado iyo afxumo kaga dalbaan cod iyaga oo si gaar ah u duray dadqeynaha qiimaha badan ee gabiley kuna tilmaamay waxanay mudnayn isla markana ay bulshada gabiley ku ciil baxaan codkooda oo ay siiyaan xisbiga midnimada iyo horumarka ee kulmiye

si kastaba ha ahaatee waxa gobolada iyo degmooyinka dalka si weyn isugu soo baxay taagerayasha xisbiga kulmiye oo muujinayay doonista iyo dareenka ay ka qabaan siinta cod iyo cudud gaar ahba doonayana inuu kulmkiye mar labaad talada dalka qabto hogaankiisana lagu kalsoonyahay oo codkoda siinayaan kulmiye

waxa maalinba maalinta ka danbaysa isasoo taraya taageerada shacabka guud ahaan ku dhaqan gobolada iyo degmooyinka dalka

taasina la odhan karo waxay ibo fur y tahay guusha xisbiga kulmiye ka gaadhi karo doorashada aqalka madaxtooyada ee kaabiga inagu soo haysa

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories