HomeFaysal Cali Waraabe Oo Jooga Filand Ayaa Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka...

Faysal Cali Waraabe Oo Jooga Filand Ayaa Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaarada Arimaha DIbada Dalkaas

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hilsinki (SLpost) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo in mudo ahba booqasho ku joogay wadanka Finland ayaa waxa uu la kulmay wasaarada Arimaha dibadda ee dalka Finland.

Guddomiyaha UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo kulan dheer la yeeshay wasaarada Arrimaha dibeda ee Finland ayaa waxay ka wada xaajoodeen Xaalada guud ee Somaliland halka ay marayso iyo arrimo kale oo khuseeya mandaqada Geeska Africa ba. Kulankan ayaa waxaa guddoomiyaha ku wehelinayey xubno ka mida saraakiisha xisbiga UCID ee wadanka Finland.

fay_fin_02

Ugu horeyn Guddoomiye faysal wax uu uga mahad celiyey sida hagar la’aanta ah ee wadanka Finland u caawiyo Jamhuuriyada Somaliland.

Waxaanay si gaara uga wada uga wada hadleen Arrimaha Halka ay marayso Diwaan galinta Cod bixiyaasha ee hada ka bilaabantay Gobaolka Togdheer iyo habsami u socodkeeda

Sidii loogu fidin ama loo gaadhsiin lahaa Diwaan galinta degmooyinka Sanaag Bari iyo gobolka Sool Guud ahaan.

Sida Madaxwaynaha Somalia caqabad ugu yahay wada hadaladii Somaliland iyo Somalia. Iyada oo Halkii xal loo heli lahaa ina laba dawladood nabad waarta ku gaadhi lahaayeen uu haatan bilaabay in carqalad iyo Amaan daro u soo waarido dalka Somaliland ee nabada ku Caano maalay.

Arrinta maamulada qabaa’ilka ku dhisan ee ka socota Soomaaliya oo u jihaysan in dagaalo horle oo qabaa’il iyo dhul balaadhsi ku salaysan ay horseedaan.

Waxa kale oo aguddoomiye Faysal u soo badhandhigay Sida Somaliland u danaynayso in ay ka Finland Iyo Wadamada scandinavianku uga qayb qaadan lahaayeen wadahadalada Somalilland Iyo Soomaaliya.

Waxaanu caddeeyey Guddoomiye Faysal in aan Somaliland Ka qayb gelidoonin shirka ka dhacaya wadanka Turkiga bishan 23 keeda. Oo aanu khusayn Jamahuuriyada Somaliland.

Gebagabadii waxay isla af garteen in aanay hadda munaasib ahayn in la sii wado wada hadaladii u dhaxeeyey Somliland iyo Soomaaliya, ee la sugo inta doorashadu ka dhacayso Soamliland oo dawlada cusub ee ka dhalataa sii anbaqaadi doonto wada hadalada Somaliland iyo Soomaliya. Iyadoo dhawaana la sugayo in ay dawlad cusub doortaan Soomaaliya.

 Kulankaas ay ku soo afmeermay Isfaham iyada oo Xukumada Finland u balan qaaday in sii xoojin doonto wada shaqaynta iyo taageerada ay u fidiso Somaliland.

      

      

      

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories