HomeFaa’idooyinka Caafimaad ee Geedka MORINGA OLEIFERA – W/Q: A/Fataax

Faa’idooyinka Caafimaad ee Geedka MORINGA OLEIFERA – W/Q: A/Fataax

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Caafimaadkeenu waa Qaali, isdaaweyn ayaanu qofku u baahan yahay Marka Xaaladiisa Caafimaad wax iska badalaan.Ka hortaga iyo is ilaalinta Ayaana ka wanaagsan Daaweynta danbe.Aduunku  Dib ayuu ugu noqonayaa  Dhirtii iyo dawooyinkii Dabiiciga ahaa ama soo Jireenka ahaa Markii Waxtarkoodii Maanta dib loo ogaadey.Dhinaca kalena Xanuuno badan oo aan waayadii hore Dadka ku dhici Jirin ayaa soo badanaya oo Xitaa da,yartii ku soo badanaya.Xanuunada Dhiigkarka,Macaanka iyo Wadno xanuunka Ayaa xitaa dadkii yaryaraa laga Helayaa.Cuntada wadankeena oo ah inta badan Mid laga sameeyo wax la soo Dhoofiyo oo aan Laheyn tayo badan Ayaa lagu daraa Arimaha ka masuulka ah in Sixada bulshada wax iska badalaan.Jimicsi la,aan iyo Dadkeena oo aan u Hufneyn in ay Naftooda ilaaliyaan ayaa sidoo kale qeyb ka noqon karta Caafimaad darada.

Dhir badan iyo Dawo dhaqameed tiro badan oo Geedaha laga helo Ayaa dhab ahaantii la amaana.Markii ugu horeysey 2012 Ayaan ku arkey isla markaana aan Isticmaalkiisa bilaabey Geedkan Qoraalkeena maantu ku saabsan yahay oo ah geed loo Yaqaano Moringa Oleifera.Moringa Waa Geed ka mid ah Dhirta baxda oo Meelo gaar ah laga helo isla markaasina lagu tilmaamo Geedaha ilaahey abuurey ee Mucjisada ah,Moringa Baadhid badan oo lagu sameeyey waxa lagu ogaadey in uu waxtar iyo faa,idooyin caafimaad oo badan bulshada u leeyahay.

Moringa Waxa aaad ka heleysaa isaga oo la tumey isla markaasina sidaasi lagu Cunaayo Asli Mills iyo Shirkado kale oo keena.Midhaha Geedkan oo la soo qaadey ayaana suurta gal ka dhigtey in lagu beero dhul ka tirsan somaliland oo lagu Habeeyo lagana iiib keeno.Miracle Tree iyo Tree of Life ayey ugu yeedhaan.

Moringa si aad Macluumaad dheerad ah uga hesho,Islamarkaasina Muuqaalka geedka u daawato iyo Waxtarka caafimaad ee ku Jira cunidiisa ama Isticmaalkiisa waxaad Sameyn kartaa in aad Google ku qorto Moringa Oleifera,Dhinaca kale Qeybta Google sawirada Ayaad magaca kaga raadin doontaa si aad u hesho Sawiro badan oo la xidhiidha geedkaasi.Websitekan Ayaad booqan doontaa WWW.LIFEINHEALTH.ORG/MORINGA/.Markaad Baadhidaasi sameyso Waxa ku soo bixi doonta Faa,idooyinka badan ee Geedkana isla markaasi aan halkan lagu soo koobi karin.Asli Mills haddii aad ka iibsatana Waxa aad ka heli doonta Warqad qoraal oo Sharaxeysa waxtarka iyo Faa,idooyinka geedkan laga helo isticmaalkiisa.

 

Abdifataah Mahamed Ahmed

ceelaabe_10@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories