HomeDuufaan Ku dhufatay Taiwan

Duufaan Ku dhufatay Taiwan

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Thaiwan(SLpost)-Ugu yaraan laba qof ayaa dhimatay in ka badan 300 oo qof oo kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kaddib markii duufaanta Dujuan, ee mararka qaar lagu tiriyo duufaanada culculus ay ku dhufatay Taiwan maalintii Isniinta.

Duufaanta oo saacadiiba jaraysay 227 kilomitir ayaa waxa ay goysay korontadii waxaana hakad galay safaraddii hawada iyo kuwii tareenada.

In ka badan 1.8 milyan oo qoys ayeyna ku dhacday koronto la’aan, iyadoo xitaa markii ay duufaanta halkaa ka gudubtay ay ku dhawaad 650,000 oo qoys iyo ganacsi ay weli koronto la’aan yihiin.

Ugu yaraan 180,000 qoys ayaanan haysan biyo.

Labada qof ee dhimatay ayaa mid waxa uu yahay qof da’ ah halka midka kalana uu yahay qof ka shaqeynayay goob dhismo.

Inta badan dadka ku dhaawacmay duufaanta ayaa waxaa soo gaadhay dhaawacyo fudud.

Duufaanta ayaa daciiftay kaddib markii ay gaadhay dhulka qaleylka ah maalintii Isniinta, iyadoo aroortii hore ee saaka oo salaasa ahna ay duufaantu ka gudubtayba Taiwan, iyadoo abbaartay dhankaa iyo koonfurta Shiinaha.

Shiinaha ayaa soo saaray digniintii ugu cuslayd ee ku aadan duufaanta

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories