HomeDowladda Turkiye oo War Ka Soo Saartay Ujeeddada Markab ay leeyihiin Oo...

Dowladda Turkiye oo War Ka Soo Saartay Ujeeddada Markab ay leeyihiin Oo Booqasho ku tagay Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Dekedda Magaalada Muqdisho waxa Khamiista maanta ka goostay markab-dagaal Turkigu leeyahay oo 23-kii bishan booqasho ku tagay Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya oo munaasibad lagu soo dhaweeyey markabka ka hadlay, ayaa markabka ku sheegay mid Dowladda Turkiye ugu talo-gashay inay ku ilaaliso xeebaha Soomaaliya isla markaana uu qayb ka yahay hordhaca heshiis iskaashi oo labada dowladood dhexmaray.

Haseyeeshee, Dowladda Turkiye oo war ka soo saartay ujeeddada socdaalka Markabka, ayaa sheegay inuu qayb ka yahay dabbaal-degga maalinta madax-bannaanida iyo xuska Carruurta dalka Turkiga, waxaanu hadalkani meesha ka saaray sheegashada madaxweynaha Soomaaliya ku sheegay inuu ilaalinayo xeebaha Soomaaliya.

Markabka oo lagu magacaabo TCG KINALIADA (F-514) oo lagu far-sameeyey dalka Turkiga, ayaa maanta soo gebo-gabeeyey booqashadiisa dalka Turkiga, waxaanu dib ugu laabanayaa hawlishiisa kormeerka badda iyo booqashada dalalka ay saaxiibbada yihiin, sida lagu sheegay war kooban oo ka soo baxay safaaradda Turkigu ku leeyahay Muqdisho.

Dalka Turkiye oo ah waddanka labaad ee ugu ciidamada badan Gaashaan-buurta NATO oo uu ka tirsan yahay, ayaa horaantii Sannadkan heshiis dhinaca iskaashiga Militariga la saxeexday Dowladda Soomaaliya oo ay soo food-saartay cabsi dhinaca ammaanka ah kaddib markii Somaliland iyo Ethiopia kala saxeexdeen heshiis is-faham oo Xukuumadda Addis Ababa fursad u siinaya saldhig ay Ciidamadeeda Baddu ka hawl-galaan oo ku yeela xeebaha Somaliland.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories