HomeDowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay qaadi doonto tallaabooyin adag oo saameyn...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay qaadi doonto tallaabooyin adag oo saameyn leh

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho(SLPOST)Wasiirka Amniga Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in dowladda ay maalmaha soo socda qaadi doonto Tallaabooyin adag oo ay dhici karto in ay muwaadiniinta Soomaaliyeed qaarkood ku waayaan xuquuqo ay ka mid tahay dhaqdhaqaaqooda, wuxuuna caddeeyay in arrintaas ay la xidhiidhto sugidda ammaanka.

guuled-

Wasiirka waxaa uu sheegay in haddii aaney Shacabka gacan siinin Dowladda Soomaaliya, aaney dowladda kaligeed waxba qaban karin, wuxuuna carrabka ku dhuftay in waxyaabaha u qorsheysan dowladda ay tahay in ay dalka ka xoreyso Kooxaha dowladda ka soo horjeeda.

Wasiirka Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed marka uu shirka jaraa’id qabanayay waxaa dhinaciisa taagnaa wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdullaahi Goodax Barre.

Hadalka Wasiirka ayaa ku soo beegmaya iyadoo rag hubeysan oo la sheegay in ay 9 ruux gaaarayeen ay gudaha u galeen xarunta looga arrimiyo dowladda Soomaaliya, isla markaan ay halkaas ku dileen Jen Nuur Shirboow oo ka tirsan Hay’adda Nabad-sugidda Qaranka iyo saraakiil ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda, inkastoo raggii weerarka soo qaaday dhammaantoo la dilay, meydkoodana ay soo bandhigtay dowladda.

Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories