HomeDowladda Itoobiya oo deeq waxbarasho gaadhaysa 180 boos u qoondaysay ardayda Somaliland

Dowladda Itoobiya oo deeq waxbarasho gaadhaysa 180 boos u qoondaysay ardayda Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

“Muhiimadayada Koowaad Waa Xoojinta Xidhiidhka u Dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya dhinac Walba”.

Safiir-xigeenka safaarada Somaliland ee Itoobiya Ayaanle Salaad Diriye

Addis Ababa (SLpost)- Xukuumada Itoobiya ayaa la sheegay inay deeq waxbarasho gaadhaysa 180 boos siinayso ardayda reer Somaliland sannadka 2017/2018, sida uu xaqiijiyey Safiir-xigeenka Safaarada Somaliland ee Itoobiya, Ayaanle Salaad Diiriye.

Ethio-SomalilandSafiir Ayaanle Salaad oo u waramay weriye Maxamuud Walaaleye ayaa sheegay in Deeqdan waxbarashada 180 boos, ka kooban tahay 130 waxbarashada koowaad ee Jaamacada iyo 50  waxbarashada heerka labaad ee jaamacada (Masters).

Safiir Ayaanle oo ka hadlayey muhiimada deeqdan waxbarasho ee dawlada Itoobiya siisay ardayda Somaliland ayaa sheegay,

“Waxaan hubaa in ardayda wax ku barta dalka Itoobiya noqon doonaan safiiro sii horumariya xidhiidhka soo-jireenka ah ee u dhexeeya labada wadan. Waxaan uga mahadcelinaynaa fursada ay u hureen ardayda reer Somaliland, walaalahooda rag iyo dumar ee Itoobiya.” Ayuu yidhi, isagoo raaciyey,

“Deeqdan waxbarasho waxay sii xoojinaysaa xidhiidhka sii kobcaya ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah. Waana talaabada hogaamiyeyaasha indheer-garadku sameeyaan.

Safiirka oo ka hadlayey heerka iskaashi ee labada wadan marayo ayaa yidhi,  “Xukuumada iyo shacabka Itoobiya meel weyn ayey kaga yaaliin bulshada reer Somaliland, xaqiiqdiina waa saaxiibkooda xilliga adag, balse waxa loo baahan yahay inaan ka sii shaqeyno sidii u gaadhi lahaa dhamaan Geeska Afrika.

“Waxaan u baahan nahay inaan dhisno kalsoonida, una hubino si labada wadan isugu sii lamaanaadaan inaan abuurno fursado labada wadan iyo labada shacab wadajir uga faa’iidaystaan. Muhiimadayada koowaad waa xoojinta xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya dhinac walba”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories