HomeDowladaha Somaliland iyo Ingiriiska Oo Ka Wada-Hadlay Amniga iyo Xasiloonida Gobolka

Dowladaha Somaliland iyo Ingiriiska Oo Ka Wada-Hadlay Amniga iyo Xasiloonida Gobolka

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Somaliland Lizzia Walker.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Kulanka oo ku qabsoomay Xafiiskiisa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ayaa lagaga wada hadlay xoojinta xidhiidhka labada dhinac iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo xasiloonida gobolka.

Ma jirto faahfaahin intaas dheer oo lagu sheegay war-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, haseyeeshee waxa lagu sheegay in Kulanka Wasiirka iyo Wakiillka oo ay ku wehelinayeen Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil iyo sarkaal kale oo ka socday Xafiiska Wakiilka Boqortooyada Ingiriiska uu ku dhammaaday jawi is-afgarad.

blank
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa sidan oo kale hore ugu qaabiley qaar ka mid ah wakiillada Somaliland u jooga waddamada ay xidhiidhka saaxiibtinimo iyo wada shaqaynta leeyihiin, kuwaas oo ay ka mid yihiin Dowladaha Taiwan iyo Ethiopia.

blank
akiilka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Somaliland, Lizzia Walker.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guduhu, waxa uu Wakiillada waddamadaasi u sheegay in aanay marnaba gor-gortan gali karin qaddiyada madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.

Somalilandpost.net

contact@Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories