HomeDowladaha Ingiriiska iyo Somaliland Oo Ka Wada-hadlay Iskaashiga Militariga Labada Waddan

Dowladaha Ingiriiska iyo Somaliland Oo Ka Wada-hadlay Iskaashiga Militariga Labada Waddan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Kulan maanta Dhexmaray Wasaaradda Gaashaandhigga ee Somaliland iyo Safaaradda Dowladda Ingiriisku ku leedahay Hargeysa, ayaa lagaga wada-hadlay Arrimaha nabadgelyada mandaqadda iyo kor u qaadista iskaashiga dhinaca militariga ah ee labada wadda.

Kulanka oo ku qabsoomay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Somaliland, waxa uu dhexmaray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Md Mustafe Cumar Faarax Oo Xafiiskiisa ku qaabilay Gaashaanle Dhexe Ash Wiseman oo ah u qaabilsamaha Arimaha Ciidamada ee Safaaradda Ingiriisku ku leeyahay Hargeysa (British Defence Attache).

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Somaliland, ayaa lagu sheegay inay labada masuul kawada-hadleen Arimo Khuseeya nabadgalyada labada Dal Iyo Guud Ahaan Geeska Afrika.

“Labada masuul waxay ka wada-hadleen oo Arrimo ay ka mid yihiin Argagixisada Iyo Khataraha kale ee Khuseeya Nabadgalyada. Waxa Kale oo laga wada hadlay Iskaashiga soo jireenka ah ee Somaliland iyo Britain gaar ahaan kobcinta dhinacyada Tababarada Ciidamada,’ Sidaas waxa lagu sheegay war-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Somaliland.

Waxa kale oo war-saxaafadeedka lagu sheegay inay labada masuuul u ballameen kulamo kale oo lagu sii amba-qaadayo dhammeystirka qodobbada laga wada-hadlay isla markaana ay labada dowladood isaga kaashadaan dhibaatooyinka dhinaca amniga ee ka jira gobolka Geeska Afrika.

blankDowladda Ingiriiska ayaa Dowladda Somaliland kala shaqaysa dhinacyada amniga iyo kor u qaadista tayada Ciidamada kala duwan ee Qaranka, gaar ahaan Booliska, Militariga iyo Kuwa Badda, iyadoo tabobarre heerkoodu sarreeyo dalka UK loogu qaado saraakiil kala duwan oo tabobarro heerkoodu sarreeyo soo dhammeysta sannad kasta.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories