HomeDooxa Caloola ee Degmada Laasgeel oo Qaaday Afar Qof oo ay ku...

Dooxa Caloola ee Degmada Laasgeel oo Qaaday Afar Qof oo ay ku jiraan Laba Qof oo Walaalo ah iyo Adeerkood

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Laasgeel (SLpost)- Dooxa Caloola ee degmadda Laas-geel ayaa Galabta afartii iyo Badhkii Waxa uu qaaday Shan qof kuwaas oo ay Ku Geeriyoodeen afar ka Mid , oo ka soo Jeeda Qoys Qudha, Halka laga soo badbaadiyay Mid ka Mid ah.

Dadkan ku Geeriyooday Shilkaas ayaa la sheegay inay ka soo laabteen tacsi ay kaga qayb galeen Nin danab ku dilay Deegaanka Dacar Budhuq.

daad qaadaySida uu noo Xaqiijiyay Gudoomiyaha Degmada Laasgeel Axmed Muuse Cabdi  oo Khadka Telefoonka noogu Waramay waxay Shantan Qof ee uu Daadku qaaday Isugu Jireen Laba Dumar ah iyo Sadex Nin .

Marxuumiinta Shilkan ku naf waayay Waxaa Magacyadooda lagu sheegay Sacad Cali Maxamed,Nadiira Cali Maxamed oo walaalo ah ,halka qofka sadexaad magaciisu yahay Xasan Maxamed Jibriil,iyo Qofka afaraad oo aan Magaciisa la aqoonsan,Waxaanu Gudoomiyuhu Xusay in qofka Shanaad oo ahaa Dalewarkii gaadhiga Waday ay Dadka Deegaanku ka soo badbaadiyeen daadkii, kaas oo lagu Magacaabo  Maxamed Axmed Sugule.

Gudoomiyuhu Waxa uu Intaas ku daray inay dhamaan Maydkii ay ka soo saareen Dooxa loona soo qaaday dhinaca Caasimada Hargaysa .

Warku Waxa uu Intaas ku darayaa in Dadkan daadku qaaday ayaa dhamaantoodba ahaayeen Qoys wada Socday oo laba ka mid ahi ay Walaalo ahaayeen iyo Adeerkood.

Dooxyadda u dhaxeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ayaa sanad walba xili roobaadyadda qaada baabuur iyo dad badan,Waxaana dhawaan dooxyadaasi ku geeriyooday sadex qof oo uu ku jiray Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Guurtida oo la odhan jiray ALLE ha u naxariistee Aadan Shire Faarax (Aadan-sanweyne).

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories