HomeDoorka Ay Siyaasadda Qiimuhu Ka Qaadato Kobcinta Dhaqaalaha!

Doorka Ay Siyaasadda Qiimuhu Ka Qaadato Kobcinta Dhaqaalaha!

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...



Dajintasiyaasadlagudhawroqiimayaashakalageddisaneemacaamilaadkuwaa mid kamidasiyaabahalagugaadhokobacdhaqaaleoodheelitiran,sida aywaddamaduugukaladuwanyihiinadhawristaqiimayaashunawaxaydhaxalsiisaainaykukalahorreeyaanhorumarkadhaqaalaha.Kor ukackastaookuyimaaddaqiimaha,wuxuukeenaa inuucarqaladkunoqdohorumarka,qiimahaookor ukackuyimaaddanawaxa ay katimaaddaaiskudheelitirla’aan katimaaddadalabkaiyoalaabta.
Siyaasaddadhawristaqiimuhumaahamicnoahaan midlaguxakamaynayouunkor ukaca,bal sewaa middabiibiyodaawoiskudheelitirla’aantauukeenokorkacaqiimahaiyohoos udhacuba.
Haddabawaxaaynnuqormadeenankusooqaadandoonnaadhawrqodoboo ahmihiimadaha aysiyaasaddaqiimuhu uleedahayhorumarintadhaqaalaha.
1. In ladhisohoggaan udhexeeyabaahidaiyoalaabta (To Establish Equilibrium Between Demand And Supply of Goods),siuuhorumarkadhaqaalahu ukoroqodobkaniwuxuu uyahay bud-dhigdhaqdhaqaaqaqiimahaiyoiskujaangoyntaheerkaloobaahanyahay inqiimuhukor ukacoiyo in ladhimo, markastaoosiyaasadahaanlooqorsheeyanawaxalagafogaadaa inuudhaawacsoogaadhomaalgashigaloobaahanyahayiyo waxiibsiga ladoonayaba.
2. Inlalayimaaddoama lakeenofurfurnaanamadebacsanaanqiimaha ah (To Bring Flexibility In Price)sidadabiiciga ahwaddamadadhaqaalahooduhooseeyo,isugeynta waxsoosaarkooduwuxuuqaataawakhtidheermarkalooeegokuwadhaqaalahooduladanyahay,taasinawaxa aykeensataaguudahaan inqiimuhukacsanaado,arrintaasinawaxa aydhaxalsiisaa inhoos udhackuyimaaddodalabkaama waxiibsigadadkaiyadaoosaamayntaasinakhatarkutahaykobacadhaqaale inuuyimaaddo.Sidaadarteedsiyaasaddaqiimahaahmiyadda ayleedahayayaa ah in ladajiyofurfurnaaniyodebacsanaanxaggaqiimaha ahsilooyarreeyosaamaynahaasaynnuxusnayiyadaoo dib uhabaynlagusamaynayokhayraadkadihin.
3.In laxasiliyosicirkabadeecadda (To Stabilize Price Of Consumer Goods)tiirdhexaadkaahmiyadda ay uleedahaysiyaasaddaqiimuhuayuuqodobkani ka midyahay,wuxuudaruurri uyahay in ladhawroasaasiyaadkabulshadasiloogabadbaado insicirbararkudhaco.Siyaasaddaqiimahaoosaxarkalagatiraawaxa aysuurraysaa in lagaadho in lakordhiyo waxsoosaarkaaasaasiga ahiyomaalingalintamihiimka ahba.
4.Siyaasaddaqiimahabeeraha (Agricultural Price Policy)siyaasaddaqiimahaookuhabboonbeeraha

iyotacabkooduwaxa aynoqotaafurahahorumarka,intabadanwaddamadakujirabaaxaadeggadhaqaaluhuwaxa aykalabadhkutiirsanyihiinnoloshabeeraha,sidaasi la mid ah waxsoosaarkawaddamadaasikalabadh waxsoosaarkooduwaabeeraha.Sidaadarteedsiyaasaddaqiimahabeeruhuwaxaloogadanleeyahay inlagadhawro inqiimuhusameeyotaasina aysabab unoqoto in marnakorkacaanloobaahnayniyimaaddo marnahoos udhacyimaaddo,iyadaootaaslagaduulayoayaalagusalaynayaa in ladajiyo span>wixiikobcinayaiyadaoolagadhawrayowixiihoos udhigaya waxsoosaarkabeerahaguudahaan.
5. In ladhisosiyaasaddaqiimahaeeshirkadaha ( Price Policy In Relation To Enterprises)intabadandhaqaalahakobaciisuwuxukutiirsanyahaylabadadhinaceehantidagaarka ahiyotaguudbakuwaasoo doormuuqda kaqaatakobacadhaqaalaha ,sidaadarteedwaxamihiim ah in ladajiyosiyaasaddaqiimahaee ayraacayaanshirkadahaganacsigusiaanay unoqonkuwa kafikirauundhakhlikordhin,taasinaaanayabuurin inhantidukuuruurto ingaar ah,bulshadunaaanay unoqondabaqadokalafogaaday.Siyaasaddaqiimuhuwaa in aysaldhig unoqotaa inaanaykalahadhinkaydintahantida,maalgashigaiyo waxsoosaarku.Waxayaabahamihiimka utahaysiyaasaddaniayaa marwalbaqiimuhunoqdo mid latallaabsanayadakhligabulshadaiyosuuqasiaanayisugumilmintaasoohagaajinaysawareegakhayraadkaiyosoosaarkiisaba
6.Xidhiidhka kadhexeeyaqiimahasiyaasaddaiyomushaharka (Relation Between Price And Wage Policy)siyaasaddaqiimuhusi aymaangal unoqotomihiimadalagaleeyahayayaa ah in layarreeyoxajmigaamaculayska aykeensanayaankor ukacaiyohoos udhacakuimanayamusharkaiyoqiimaha,sidadabiiciyaadka ahhaddiiqiimuhusidegdeg ah ukacomusharqaatayaashuwaxa aygalayaanhalgan ah iniyanamushaharkoodukaco ,haddiiaannu lakicinnawaxayaraanayaawooddii waxiibsieesuuqa.Sidaoo kaleiyadaooaanqiimihiisuuqukicinhaddiimushaharkukacowaxaiyanakalabadanayadalabkiisuuqaiyodakhligii.Sidaadarteedlabada jeerbawaanaafokuimanaysakobacadhaqaalaha,iyadaoomarkaaslagaduulayocaqbadaassiyaasaddaqiimuhuwaxaydhawrtaa inlaguilaaliyohalbeegasuuqa.

Haddabaguntiiiyogunaanadkiimarkaaynnuqodobadaasiyointa lahalmaashaeegnowaxaaynnudarreemaynaaahmiyadda ay uleeyihiinkobacdhaqaaleoo lagaadhomarkaaadqarankeenaeegtanawaxaadxusuusanaysaa indoorkasiyaasadeedeedhaqaaluhuyahay midintiisabadanmaqanamaaanshaqayntaasinawaxayinnagukeenikartaa inaynaan kadhaqaaqinhalkaaynnusoogaadhnay,waxaanaloobaahanyahay inaynu dib ueegnosidaaynu uhalkeerugadhaqaaqilahaynuguna

dhaqaaqilahaynwaddo ingaadhsiisasoomaalilaandiskufilanoo kafaa’iidaystakhayraadkeegadabiicigaoo kabaxdafaqriga,taasinawaa midxilkeedaiyomasuuliyadeeda lainnoogabaahanyahay.

Qalinkii:LiibaanIsmaaciilCabdilaahi

Email: Liibaanhanad79@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories