Dhawr jeeroo Somalialagafilaayayinaynabadkadhalatana maaydhicinoo waydhicisoowday.BeeshaCaalamkaiyoDawladaha lajaarkaihibaMararbadan wayiskudayeeninayqolyahaiskuhayagudahasomaliyaiskukeenaanoo ayhashiiskadhexdhaliyaan,iyaga (Dawladahajaarka)sida aydoonaan ha uwataanqorshelaakin masuuroobinoo waysaqiirtay
Imikaooaynujoognay 2016kaSoomaaliyawaxalagasugayaainaydoorashokadhacdogobaladasoomaaliyaoodhanmarkalagareeboSoomaalilaanooMadaxbanaadideedii dibugasooceshataySoomaaliya1991kii .Sidamuuqatanaama aytahaybaSuuragalimaysoinaysoomaaliyadoorashada ayrabaanreergalbeedku aykadhacdoSababbadanoojiraawgeedoo kala ah
AmaankaoonGacantalaguwaddahayn
Dhaqaalexumo
Maamulaandhisnayn
Haayadihiidoorashadaqabanlahaaoon launkin
Gobaladiiiyodagmooyinkiiooqaarka mid ahlayskuhaysto
Alshabaab
Soomaaliyawaxaykakoobantahayilaasaddex afarMaamulgobaleediyodawladadhexeeefadhigeeduyahayMuqdhiso,Sidaaynusoosheegnaymarnbasuura gal ma ahainaykadhacdodoorasho ah (One Men One Vote)ama midxisbiyobadantartamaanoogoboladaoodhanlagacodeeyooosanaaduuq ladhigo,sidaasoo aytahayWakhtibadanakamahadhinxiligiilooqoondeeyayDoorashadaSoomaaliya.Sanadkangudihiisaayaa ladoonayaa in aydoorashobalaadhanooSoomaaliyoodhankadhacdaa ayQabsoonto,DoorashadaasinawaxaykuxidhantahaysidasoomaaliyaiyoMaamuladakajirtaa ayiskuguWaafiqaanama aykuheshiiyaanqaabkii ayDoorashadu udhicilahaydiyosida ayugawadashaqeeyaan.
Waxakaliyaeebanaanwaxaweeyi
In ladardargaliyoHawlahabalaadhanisiddii ay usoconlahaayeen in ladiyaariyoQorsheHawleed Bile ahoolagudhaqmointakahoraysaXIligadoorashada in ladhisoHaayadihiidoorashadaqabanlahaaoo lasooxuloin lacuriyoShuruudahaTartamayaashaiyoXeerarguudookusaabsanDoorashada
Qaabka aydoorashoudhicikartoooMala’awaal ah
MarkaHoreYagleelidaguddidoorashooobalaadhanookahawlgalikaraGobladaSoomaaliyaoodhanOolagasooXuloMaamulGobaleedyada.in ladiwaangaliyoTartamayaashaJagadaMadaxtimoeeSoomaaliyakadibLagacodeeyoMaamulgobaleedyadaBaarlamaanadoodaoomatalaayaBulshadaoodhan.Aanfaahfaahiyo
Kabasooqaad 22musharaxayaa ladiwaangaliyayooiskugujira utartamayaaalMadaxweynanimoiyo Kuxigeeno22kaasimusharax in lahorgeeyomagacyadoodaBaarlamaanadamaamulgobaleedyadaSoomaaliyaoo layidhaahdo ucodeeyakaaadrabtaankadibAfartaMaamulgobaleedBaarlamaanadoodu aycodeeyaanIskugayntaCodayntaguudeeAfartaBaarlamaaneeMaamulgobaleedyadalagukaboCodayntaguudeeBaarlamaankaFederalka.Kadib latiriyociddaugucodkabadanwadartaguudSidaasna aygudidadoorashadu ayugudhawaaqdocidakuguulaysatayDoorashada ,sidaasmooyaaneiimamuuqatoqaabdoorashooo kaleoosoomaaliyakadhicikara
Guulbaan urajaynayaaSoomaaliya
MM.Tiyo
Hargeisa, Somaliland

