HomeDjibouti: Tirada Dadka laga helay Xanuunka Covid-19 oo gaadhay 735 Qof

Djibouti: Tirada Dadka laga helay Xanuunka Covid-19 oo gaadhay 735 Qof

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Djibouti (SLpost)- Dalka Jabuuti ayaa maanta xaqiijiyay 141 qof oo kale uu ku dhacay cudurka Corona, sida uu BBC-da u xaqiijiyay xoghayaha wasaaradda caafimaadka Jabuuti, Saalax Banoyta Turaab.

blankWaxa jira walaac Ku adaan cudurkan tiirada guud ee dadka u haayo cudurkan corona ayaa hada ah 732 qof dalka djibouti iyada oo ay kisas cusub oo gobolada ah ay jiraan halka tiirada dhimashada ay wali tahay 2 qof dhanka kale waxa ka bogsaday cudurkan 3 qof tirada dadka caafimaday waa 76 qof guud ahan sida ay Wasaarada sheegtay.

Iyada oo ay magaalada bandoo saaran tahay 24 ayaa hadana walaaca dadka ay qabaan yahay Saamaynta cudurkan oo aad u sii fafaaya maalinta kasta.

Inkasta oo ay dowladdu kordhisay wakhtigan Bandowga waddanka iyada oo la gaadhsiyay ilaa 28 bishan, haddana waxa wali dalka soo gala qaadka oo ka yimaada dalka Ethiopia, waxaana jira in meelaha qaar dadka aay isku soo ururaan waana sababta loo aanaynayo in cudurkan si xawli ah u faafo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories