HomeDiiwaangelinta Madaniga ah oo si tijaabo ah loogu furay Madaxweyne Siilaanyo oo...

Diiwaangelinta Madaniga ah oo si tijaabo ah loogu furay Madaxweyne Siilaanyo oo noqday Qofkii u horeeyey ee Muwaadinnimadiisa la Xaqiijiyey (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Siilaanyo), ayaa noqday qofkii u horeeyey ee lagu furo Diiwaangelinta Madaniga  oo si tijaabo maanta loogu qabtay Xarunta guriga shaqaalaha ee Hargeysa.

Diiwaangelinta Muwaadinka oo la filayo inay dhawaan si rasmi ah uga bilaabmato dalka, waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 25/04/2014 si tijaabo ah u qaatay Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirrrada.

DSC_0192Madaxweynaha oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golihiisa Wasiirrada oo qaatay Kaadhka muwaadinimada, waxa uu iska diiwaangeliyey Xarunta hay’adda shaqaalaha.

Madaxweynaha ayaa la siiyey kaadhka muwaadinimada ka dib markii uu la xaqiijiyey inuu buuxiyey shuruudaha looga baahan yahay qofka muwaadinta buuxiyey shuruudaha muwaadinka.

DSC_0200Masuuliyiinta kale ee Kaadhka Diiwaangelinta Qaatay, waxa ka mid ah Wasiirrada Maaliyadda Cabdicasiis Samaale, Macdanta iyo Biyaha Xuseen Cabdi Ducaale iyo Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo dhammaantood la mariyey Shuruudaha looga baahan yahay qofka Muwaadinka ah.

DSC_0215Diiwaangelinta Madaniga ah oo maamulkeeda ay xukuumaddu gacanta ku hayso isla markaana ay bixinayso Kharashka ku baxaya, ayaa la filayaa todobaadyada soo socda inay si rasmi ah uga bilaabmato gobollada dalka, qof kasta oo is-diiwaangelinaya oo la xaqiijiyo inuu yahay muwaadin Somaliland u dhashay waxa uu fursad u helayaa inuu helo dhammaan xuquuqda muwaadinku ku leeyahay dalkiisa oo codbixinta doorashooyinku ugu muhiimsan tahay.

HALKAN KA DAAWO SAWIRRADA

 

DSC_0134 DSC_0186 DSC_0160 DSC_0152DSC_0227 DSC_0219DSC_0243 DSC_0248 DSC_0250DSC_0238

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories