HomeDhul-garriir Baaxad Weyn Oo Ruxay Dalka Iran & Dhimashada Oo Sii Kordhaysa

Dhul-garriir Baaxad Weyn Oo Ruxay Dalka Iran & Dhimashada Oo Sii Kordhaysa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Tehran (SLpost)- Todoba iyo Soddon  qof ayaa ku dhintay inta la xaqiijiyey, tiro ku dhow 850 oo qof oo kalena waxa soo gaadhay dhaawacyo kala duwan, kadib markii dhul-gariir baaxadiisa 6.1 oo cabirka dhulgariirada lagu qiyaaso  ahi, uu ku dhuftay deegaan dadku ku badan yahay oo ku yaala koonfurta wadanka Iran.

IranEarthquakeDhul-gariirkan ku dhuftay magaalada Kaki, oo 60 mayl (96 km) dhinaca koonfur bari kaga began, xaruntii ugu horeysay ee lagu farsameeyo quwada  Nucliyeerka wadanka Iran ee Bushehr, ayay masuuliyiinta wadankaas iyo shirkadda Ruushka ah ee ka caawisa farsamaynta Nucliyeerku ba, xaqiijiyeen inaanay wax dhibaato ahi soo gaadhin xarunta warshadu ku taalo.

“Wax khasaare ahi masoo gaadhin xarunta awooda nucliyeerka Bushehr,” sidaa waxa idaacada la iska arko ee qaranka u sheegay ,gudoomiyaha gobolka  Bushehr, Fereidoun Hasanvand.

Gudoomiyuhu wuxuu kaloo ka war bixiyey khasaaraha uu dhaliyey dhul-gariirku, waxaanu xaqiijiyey in tirada dadka ku dhintay gaadhay 37 qof, dhaawacuna yahay 850 ay ku jiraan, 100 qof oo loola carraray cusbitaalada xaaladooda oo darran awgeed.

Iran EarthquakeMadaxa xarunta  nucliyeerka Iran, Mr Maxamuud Jacfari, oo isna la hadlay wakaalada wararka ee Mehr news agency, ayaa sheegay inaan dhulgariirku wax dhibaato ah soo gaadh siin xarunta ay ku taalo warshadu, wuxuuse cadeeyey in haddii cabirka dhulgariirku gaadhi lahaa 8, dhibaato uu u geysan lahaa rugta.

Biyihii iyo nalkii ayaa ka go.ay badi dadka ku nool deegaanka uu ka dhacay dhul-gariirku, sida u warbaahinta u sheegay, gudoomiyaha degmada Shonbeh, Ebrahim Darvish, oo ah meelaha dhul-gariirku  dhibaatooyinka ugu daran gaadh siiyey.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories