HomeDhismaha Madaarka Burco oo la bilaabayo Sannadkan 2020-ka iyo Qorshaha Ballan-qaad ee...

Dhismaha Madaarka Burco oo la bilaabayo Sannadkan 2020-ka iyo Qorshaha Ballan-qaad ee Xukuumadda Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

“Waxaanu u arkaynaa inay ayaan-darro tahay maanta in ay Burco bilaa Madaar noqoto iyadoo ugu mudnayd, waxa Afsoomaali ku hadla in Madaarkii ugu horeeyay laga sameeyay.” – Wasiir Cabdilaahi Abokor

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in sannadkan 2020-ka gudihiisa la bilaabi doono dhismaha Garoonka Diyaaraha ee magaalada Burco.

blank
Cabdilaahi Abokor Cismaan

Wasiir Cabdilaahi Abokor ayaa hadalkan ka sheegaymunaasibad lagu abaal-mariyey hawl-wadeennadii ugu wax-qabadka badnaa ee Wakaaladda Horumarint Jidka, taas oo shalay ku qabsoontay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

“Waxan jecelahay qodobka ay reer Buco aadka ii weydiiyaan waxa weeye Madaarka Burco, runtii inta aynu meeshaas gacanta ku haynay marnaba maskaxdayada kamay bixin Madaarkaa burco sababtoo ah Burco waa Caasimaddii labaad ee  Dalka, waa degmooyinkii ugu balaadhnaa Madaarkan Burco waxa uu ahaa Madaarkii ugu horeeyay ee dhul Soomaaliyeed Madaar laga dhigo 1921kii, waxaanu u arkaynaa inay ayaan-darro tahay maanta in ay Burco bilaa Madaar noqoto iyadoo ugu mudnayd waxa Afsoomaali ku hadla in Madaarkii ugu horeeyay laga sameeyay, dhibaatada timi waxay noqotay qiimayantii iyo shaqadoo la bilaabay iyadoon dhaqale loo hayn taasi waxay noqotay mashruuca aanu ku talogalnay Berbera Madaarkii laga dhisayey maadama Madaarka Berbera la wada isticimaalaayo, in Madaarka Xagan loo soo raro, rarkii wuxuu noqday in qiimihii lagu qiimeeyay mashruucan hore iyo msharuucaa lagu qiimaynaayey ay kala duwanaadaan markaa xoogaa xaga dhaqaalaha ah ayaa jiray, taasna waanu dhammaynay”.

“Saaka (Shalay subax) waxaanu   kulanay  oo aanu Gobolka Togdheer ku kulanay gudidii gacanta ku haysay oo uu ka mid yahay Sheikh Cali Mawliid ayaanu kulanay, 10 casho ka hor Madaxweynaha Jamahuuriyadda Soomaaliland waxaanu ka wada hadlaynay mashruucaas Madaarka ee Burco, waxaanu rajaynaynaa sanadkan gudahiisa 2020-ga mashruucaasi in uu bilaabmidoono.”

Dhanka kale, Wasiirku waxa uu sheegay in mashaariicdda sanduuqa Harumarinta ee SDF ay ugu jirto lacag dhan 8 milyan oo doolar waddada isku xidha Berbera iyo Burco oo dayactir lagu samayn doono.

Somalilandpost.net

somalilandpost@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories