HomeDhegayso: Guddoomiyaha Xisbiga Talada Haya oo ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed iyo Amni...

Dhegayso: Guddoomiyaha Xisbiga Talada Haya oo ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed iyo Amni Ee dalka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost) Guddomiyaha Xisbiga Talada haya ee Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi ayaa ka Dayriyey Xaalada Nabadgelyo darro oo uu sheegay in ay ka jirto Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Waxaanu sheegay in haweenkii faro baas lagu hayo oo Bishiiba la diwaangaliyo Kufsi gaadhaya 300 oo Qof oo haween ah, waxaanu Nasiib darro ku tilmaamay in Hablihii ay amaandaro darted Dibada u bixiwaayan, waxa kale oo uu sheegay in faraha ay ka baxday Tahriibku oo Dhalintii dalku ay u haajirayaan dalalka reer Galbeedka. Siddaasi waxa uu ka sheegay mar uu ka hadlayey Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shuhadada SNM, sanad Guurada 29aad ee ka soo wareegtay Dagaalkii Burco-Duuray 17Oct-1984kii, Wakhtigaasi oo dagaal Culusi dhex maray Ciidaankii Jabhadii SNM ee u dagaalamaysay Xoreynta Somaliland iyo Ciidankii kaligii taliyihii Macangaga ahaa ee Siyaad Barre.

MUUSE

Hoos ka dhageyso

Somalilandpost.net

Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories